QM Oo Sheegtay In Afar Milyan Ay Wajahayaan Cuna Yari Loona Baahan Yahay $1.9 Bilyan Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa war ka soo saartay xaaladda Bini’aadanimo iyo cunna yari ee ka jirta gobalada dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay in xaalad cuna yar… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sida uu Corona Virus ugu soo Laba Kacleeyey Soomaaliya Shir saacadihii tagay ay qabatay xukuumadda federaalka gaar ahaan Guddiga Ka Hortagga iyo Maaraynta soo laba-Kaclaynta Caabuqa COVID-19, kana qeyb galeen Mahdi Guuleed oo ah raísul wasaare ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo Bilaabay Baarista Lacagaha iyo Deeqaha Ku Baxay COVID 19 Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee qaranka ayaa baaris la xiriirta hawlaha COVID 19 ee Soomaaliya ka bilaabay Muqdisho isaga oo arrintaa 7-badii bishan ku wargeliyey wasaaradda caafimaadka iyo xafiiska ra’isul wasaaraha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Saxiixay Guddi Kale oo Sharci Ahaantiisa La Isku Heysto Waxaa markale soo baxay warar sheegaya in madaxweeynaha Waqtigiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, uu saxiixay guddiga guddiga madaxabanaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, arrintan ayaa imaaneysa iyada uu welli muran ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 37 Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xasuuqii Wagalla Waxaa maanta la xusaya 37 sano guuradii ka soo wareegatay xasuuqii lagu laayay dadka shacabka ah ee ku suganna deegaanka Waagala ee ka tirsan gobalka waqooyi barri ee dalka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Maxaa Sababay In Uu Dib U Dhaco Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 15-ka bisha Febraayo , gebi ahaanba dib u dhacay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobaleedyada dalka . Shirkan oo uu horay ugu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Abshir oo Farmaajo ku yiri: Noloshii iyo Nabadgelyadiina “Dadkii ‘haah’duu hayaa”! Gudoomiye ku-xigeenka kowaad Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Senator mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa sheegay in Farmaajo intuu dalka joogay uu burburiyay arrimo badan oo masiiri ahaa. Qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Banaanbax Maalinta Jimcaha Golaha Midawga musharixiinta xilka Madaxweeynanimada dalka oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan ay qaban doonan banaanbax balaaran oo ka dhaca magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Midawga…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sidee Sharci-darro ku tahay Hannaanka Magacaabista iyo Meelmarinta Golaha Adeegga Garsoorka? Wasiirka cadaaladda ee dowladda federaalka ah Cabdikadir Maxamed Nuur oo qoraal soo dhigay bartiisa Faceboogga ayaa sheegay in maanta markii ugu horreysay taariikhda dowladnimada Soomaaliya uu dalku leeyahay gole adeeg…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa laalay golaha adeegga garsoorka isaga oo sheegay iney sharci darro aheyd in loo soo gudbiyo golaha xubno aan lagu soo magacaabin hannaan sharci…