Midowga Murashaxiinta oo Ku Gacan Seyray Go’aankii DF ay Ku Mamnuucday isu imaatinka Dadweynaha Sheeko:Dalka Midowga murashaxiinta mucaaradka ay ayaa si adag uga hor yimid go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku shaacisay in la joojiyay isu imaatinka dadweynaha sababa la xiriira cudurka COVID-19 oo la sheegay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Qaran oo Muqdisho Ka Furmaya Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in shirka wada tashiga ah ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka uu maanta si rasmi ah uga furmayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda oo Mamnuucday Dibadbaxyada iyo Isu Imaatinka Shir Jaraa’id oo uu qabtay Cusmaan Dubbe oo ah wasiirka warfaafinta oo la joogeen wasiirka caafimaadka iyo qaar ka tirsan hey’adaha amniga ayaa lagu mamnuucay isu imaatinka iyo dibaxyada xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo La Fariisatay Midawga Musharixiinta Wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa kulan dhanka Aaladda fogaan aragga ah la qaatay xubna kamid ah Midawga musharixiinta xilka madaxweeynanimada dalka. Kulanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Galmudug oo Isku Diyaarisay Dhuusamareeb 5 Waxaa saacadihii tagay la shaaciyey in guddiga farsamada ee dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo Banaadir ay is afgarad ka gaareen khilaafaadka jiray sida guddiyada lagu muransanaa iyo arrinta Gedo. Qoraalka…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka AUN Caalimka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Waxaa saaka magaalada Muqdisho COVID 19 ugu geeriyoodey caalimkii weynaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan. Sheekh Nuur Baaruud, waxaa uu ka tirsanaa culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan Ikhwaanka garabka Damu Jadiid, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Sheegay In Ay san Jirin Shirarka Doorashooyinka Cid Somaliland Ku Mateshay Cabdi Xaashi Cabdullahi gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS ayaa war ka soo saaray khilaafka arimaha soo xulista guddiga doorashada xildhibaanada Somaliland. Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa sheegay in aysan jirin is afgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : War Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shir Baydhabo Ka Dhacay Waxaa soo gaba gaboobay shir labo maalin magaalada Beydhabo uga socday guddiga farsamada arimaha doorashooyinka dalka . Guddigan oo ka koobnaa 14-xubnood oo ka kala socda maamul gobaleedyada dalka,gobalka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dahir Geelle “Mudaharaadka Qaban qaabadiisa meel aad u wanaagsan ayeey mareysa” Midawga Musharixiinta ayaa markale wax ka soo saaray Banaanbaxa ay ku baaqeen in uu Daljirka Dahsoon ka dhici doono Jimcaha soo socda. Musharixiinta ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Allaah u naxariiste waxaa xalay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa Culumada Soomaaliyeed . Sheekha ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa…