DF: Casuumaadda Waxaa Aqbalay Dhammaan Maamul Goboleedyada Marka Labo Laga Reebo Sheeko:Amniga Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo qoraal soo saartay, lana hadashay dalalka beesha caalamka ayaa sheegtay iney iskudeyday hirgelinta heshiiskii September 17 iyo in wax walba lagu dhameeyo wada hadal. Dowladda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga DF: Hadalka Imaaraadka Waa Mid Waxyeelaya Qarannimada iyo Jiritaanka dalka Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbe oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in warqad Imaaraadka ka soo baxday ay tahay in waxyeeleysa xiriirka caalamiga ah. ‘Maanta waxaa dowladda Imaaraadka…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga WARBIXIN : Heerka Camburinta , Caga-Jugleynta iyo Cadaadis ay la kulmeen Weriyayaashii soo tabinayay qalalaasihii ka jiray Muqdisho 18-19-kii February Magalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha ugu halista badan ee ay ka howl-galaan warbaahinta Soomaaliyeed isla markaana ay kala kulmaan halista amni darro. 19-kii February Jimco Ciidanka Dowladda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AKHRISO : Khasaaraha Nafeed EE ka Dhashay isku Dhacyadii Bannaanbaxayaasha iyo Ciidanka Dowladda Jimcihii 19-kii February dagaal ka dhacay Daljirka Daahsoon oo maalinaas la filayay inuu bannaanbax ka dhaco ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa si kedis ku bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbaahinta Caalamka: Farmaajo Waxaa uu Isku Dhejinayaa Kursiga, Doorashadana Dib Ayuu u Dhigay Warbaahinta caalamka ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa aad u hadal heysay rabashada ka dhacay dibadbaxyada nabadda ahaa ee uu diiday Farmaaj. Wargeyska afka dheer ee New York Times…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AAMIN AMBULANCE : Ciidanka Dowladda ayaa inoo diiday in aan Qaadno dad Dhaawacyo qabay si loo Badbaadiyo Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa jimcihii 19-ka February-2021 diiday isu socodka dadka iyo gadiidka sabab la xiriirta in ay ka hortagto bannaabaxyo ay qaban qaabiyeen xubnaha mucaaradka. Gadiidka gurmadka degdeg ah…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Haddii Jawi Lagu Wada Hadli karo Jiro Waan Tageeyna Shirka Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada dalka oo la filayay in uu Khaamiistii aan soo dhaafnay ka furmo Muqdisho kaas oo baaqday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga IGAD oo Si Kulul Uga Hadashay Dibadbaxyadii Rabshadaha Watay ee Muqdisho Urur goboleedka IGAD ayaa si xooggan u cambaareeyey qalalaasihii ka dhacay Muqdisho iyada oo wax laga xumaado ku tilmaamay cadawtinnimada iyo dagaalka soo cusboonaaday ee u dhaxeeya kooxaha siyaasadda. ‘Ismariwaagan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Musharaxiinta: Farmaajo Waa Dambiile Qaran, Waana Sii-joogteyn doonnaa Dibadbaxyada Kooxda midowga musharaxiinta oo jimcihii ay dowladda federaalka ah ka baaijisay dibadbaxa Daljirka ayaa qoraal ay soo saareen wacad ku maray iney sii-joogteyn doonaan dibadbaxyada. Dhanka kale, waxaa ay mas’uuliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Xaaladda Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray xaaladda Magaalada Muqdisho oo saacadihii u danbeyay kacsaneyd. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu cambaareeyay dhacdooyinkii xalay illaa Maanta ka dhacayay caasimadda.…