DR. Cemalettin Kani “Digniinta Hogaamiyaha Puntland, baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka” Sheeko:Amniga DR. Cemalettin Kani Torun safiirkii hore Turkiga u fadhiyay Mogadisho ayaa ka hadlay xaalladda jahawareerka siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoona baaq usoo jeediyay beesha caalamka. DR kani ayaa isagoo daba jooga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni ” Dowladdaan waxa ay aad u isticmaasha dadka Soomaaliyeed meesha ay ka liitaan oo Qabiilka ah Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa xalay khudbad dhinacya badan taabaneysa waxa uu u jeediyay shacabka dowlad gobaleedka Puntland, taas oo uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka . Saciid Cabdullahi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka Oo Cusbooneysiinaya Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. Golaha Ammaanka Qaramada midobay ayaa maanta oo Isniin ah la filaya in ay kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya ay ku yeeshaan magaalada New York ee dalka mareykanka Kulanka ayaa diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkii uu Ku Baaqay Farmaajo oo Fashilmay Waxaa Axaddii Villa Somalia ka dhacay shir ay dowladda federaalka ah ku sheegtay horudhac kaas oo ay kasoo qeyb galeen maamul goboleedyada taageera Farmaajo ee Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Musharaxiinta oo Golaha Ammaanka u Gudbiyey Qaabka Cidda ay Tahay Inuu Farmaajo Ku wareejiyo Xilka Waxaa goordhow laga soo saaray Muqdisho dhambaal ka socda musharaxiinta oo ku socda golaha ammaanka iyaga oo sharaxay xaaladda dalka iyo sida ay tahay in loo maareeyo kala guurka Midowga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka Carabta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Soomaaliya Baarlamaanka carabta oo ka ambaqaadaya sida uu u taageerayo amniga iyo xasiloonida Soomaaliya iyo Ilaalinta qarannimada iyo bedqabka dhuleed ee Soomaaliya iyo inuu dunida taageero ugu helo sidii Soomaaliya u…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha RASMI:-Cabdicasiis Catoosh Oo Ka Tagay Dooxda Dekeddaha Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Cabdicasiis Maxamed Catoosh ayaa ka tagay ayaa saddex sano ka dib ka tagay kooxdiisa,isagoo intii joogay ku guulaystay labo jeer oo horyaalka Somalia Premier League…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Rasmi:- Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club Oo Shaqada Ka Fasaxday Tababare Muraad Cabdulqaadir Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaqada ka fasxada Macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo Elman maamulayay afartii bil ee la soo dhaafay,isagoo hogaaminta naadiga Elman ugu yimid Magaalada Londan ee Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AUN Faaduma Nakaruma Oo Muqdisho Ku Geeriyootay Allaah U naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanaddi hobalada Waaberi Faaduma Cali Nakaruma. Nakaruuma ayaa malmaihii u danbeyay waxa ay la xanuun saneysay cudurka Corana Virus taas oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Villa Somalia: Farmaajo oo Wadahadal La Leh Maamul Goboleedyada Taageersan Waxaa hadda Villa Somalia ka socda shir u dhaxeeya madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed iyo guddoomiyaha Banaadir. Arrintan ayaa imaaneysa kadid…