Shirkadda Duulimaadyada Turkish Airline Oo Joojisay Duulimadyadii ay Ku Tagi Jirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul Sheeko:Amniga Shirkadda duulimaadyada Turkish Airline ayaa hakisay duulimaadyadii ay isuga kala gooshi jirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul . qoraal ka soo baxay xafiiska Shirkadda Turkish Airline oo ay heshay GoobJoog News ayaa lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Ka Hadashay Rabshadihii Xamar Ka Dhacay Dowlad gobaleedka Puntland ayaa goordhaw ka hadashay dagaallo 48 saac ee la soo dhafay ka dhacay magaalada Muqdisho. Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay rabshadihii ka dhacay Caasimadda, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika: Villa Somalia Waan Difaaceynaa! Qoraal goordhow kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay iney si dhow ula socdaan in dagaal uu Muqdisho ku dhex maray labo ciidan oo ka wada tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ururada Bulshada Rayidka Oo Baaq U Diray Dhinacyada Isku Haysta Muqdisho Ururada bulshada rayidka ayaa war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah dagaaladii saacadihii u danbeyay ka dhacay magaalada Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay Bulshada Rayidka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble “Waa nasiib-darro In La Yirahdo Dalka Dowlad Kama Jirto” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waa Sidee Xaaladda Muqdisho Waxaa xalay xilli danbe ciidamo ka tirsan dowladda ay weerar ku qaadeen Hotel Maa’idda oo ku dhaw Daljirka Dahsoon, Kaas oo xilliga weerarka uu bilaabmayay ay ku jireen Madaxweeynayaashii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Danbeyay ee Banaanbaxa Beri Beri oo Jimca ah ayaa la filaya in magaalada Muqdisho uu ka dhaco banaanbaxii ugu weyna ay soo abaabulaan xubnaha Mucaaradka. Banaanbaxa oo ka dhici doona Daljirka Dahsoon, ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Falcelinta Ciidanka ee Banaabaxa Jimcaha iyo Xaaladda Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Daljirka Dahsoon oo ah goobta lagu balan san yahay in uu berri ka dhaco banaanbaxa ay soo abaabuleen Midawga Musharixiinta ayaa la sheegaya in ciidamo fara…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdi Xaashi “Waxaan ka xumahay dowladda Farmaajo, shirarkii ay ku qabaneysay Dhuusamareeb iyo Muqdisho ma aheyn shirar Soomaali kawada dhaxeeya” Waxaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, Gudoomiyaha Aqalka Sare BJFS Cabdi Xaashi Cabdillahi iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalada waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Dibad-baxayaasha Uga Horreeya Daljika Daahsoon? Jimcaha waxaa lagu wadaa in dibadbax ay soo abaabuleen kooxda musharaxiinta Jaziira lagu qabto Daljirka Daahsoon ee bartamaha Muqdisho. Si arrintaasi u suuragasho, wararka ayaa sheegaya in madaxweyneyaashii hore ee…