Wasiirka Cadaaladda “Dalku Wuxuu Leeyahay Gole Adeeg Garsoor Oo madaxbanaan “ Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya ee mudda xileedkooda dastuuriga ah dhamaaday ayaa sheegtay in gebi ahaanba la dhameeystiray dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka dalka. Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabduqadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Haween Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Koox hubeysan ayaa goordhow waxaa la sheegayaa in labo haween ah ku dileen xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile. Wararka ayaa intaa ku daraya in labada haween ee la dilay ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wax Ka Baro Taariikhda Qareennada Dacwada Badda Ee Matalaya Soomaaliya!! Maxkamadda ICJ ayaa maanta sheegtay in aan mar dambe dib loo dhigi doonin dhageeysiga dacwadda Baddeenna ay Kenya muranka gelisay. Inkasta oo maamulka Farmaajo uu shaqada ka diray Muno Al…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Ciidamo Xabadeeyey Gaariga Imaamka Mudulood Waxaa la sheegayaa in khasaare uu ka dhashay rasaas lagu furay gaadiid uu la socday imaamka beesha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf. Gaadiidka Imaamka oo marayey agargaarka maxkmadda gobolka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ Oo Diiday Codsiga Kenya Ee Dib U Dhigista Dacwada Badda Maxkamadda cadliga adduunka ayaa iska diiday codsiga Kenya ee dib u dhigista dacwadda badda iyada oo ku celisay iney dhageysan doonto 15-ka March 2021-ka Maxkmadda waxaa ay intaas ku dartaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Yabarow Wiish “Waan U Hambalyaynaa Daadir Amiin Iyo Axmed Tahliil” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mduane Xasan Aadan Xaajo Yabarow Wiish ayaa bogaadiyay da’daalka iyo waxqabadka guulaha ku dhisan ay sanadkii la soo dhaafay sameeyeen macallimiinta kala ah Daadir Amiin Cali…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maalinta iyo Taariikhda Raadiyaha Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta raadiyaha. Maalinta Raadiyaha Adduunka ayey Qaramada Midoobey markii ugu horeysay ku dhawaaqday in loo dabaal-dego sanadkii 2011-kii. Guglielmo Marconi oo ah aabaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh: “Madaxweyne Farmaajo Juhdiga uu 4 sano ku bixiyay Gobolka Gedo haddii uu ku bixin lahaa Arrinta Badda, horumar ayaa maanta laga gaari lahaa” Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweeynihii hore ee dalka ayaa sheegay in tan iyo markii uu talada dalka wareejiyay aysan dowladda wax talaabbo ah u qaadiin sidii loo difaaci lahaa Baddeenna. Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka: Goobta Shirka Cudurdaar Uma Noqon Karto Dib u Dhac, Halla soo saaro Jadwal Doorasho Beesha caalamka oo goordhow qoraal kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in isku tuurtuurka goobta uu shirka ka dhacayo aaney marmarsiyo u noqon Karin dib u dhac, waxaa kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 7 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo Saakay ka dhacay agagaarka bar lagu hubiyo gadiidka oo ku taalla Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Taliska Ciidamada Booliska…