Shirka Rooble iyo Musharixiinta Oo Muqdisho Ka Furmay Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhaw markii seddaxaad kulan uga furmay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta. Kulanka ayaa looga hadlaya sidii ay midawga musharixiinta xubna… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaki Laga Muujinaayo Baaqashada Shirka Rooble iyo Musharixiinta Waxaa isa soo taraya shaki weyn oo laga muujinayo in uu baaqdo shirkii maanta ay u madalsanaayeen Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta . Illa ku dhaw…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibad baxyadii ugu Cuslaa Oo Ka Socda Myanmar Tan iyo Afgambigiib Bishii Hore Ka Dhacay Dibadbaxayaal careysan ayaa buux dhaafiyay wadooyinka magaalooyinka waaweyn ee Myanmar kuwaas oo diiday Afgambiga ciidamada wadankaasi ay ku rideen xukuumaddii rayidka , Ururrada u Dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadda Myanmar ayaa muddo bil…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Farmaajo Uu ku baaqay Oo Fashilmay Waxaa markale fashilmay shir uu madaxda dowlad gobaleedyada dalka ugu Baaqay Farmaajo in ay isugu yimaanada Magaalada Muqdisho. Maanta oo khamiis ah ayaa la qorsheynayay in uu qabsoomo shirka wadatashiga…