Deni Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu maanta soo gaaro magaalada Muqdisho. Sida ay GoobJoog News u xaqiijiyeen mas’uuliyiinka tirsan maamulka Puntland saacadaha soo socda ee maanta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yamen: 5-tii Daqiiqo 4 Carruur Ah Oo Gaajo iyo Haraad Ugu dhimata Dalkaas Cunno la’aantii ugu darnayd taariikhda casriga ah ayaa ku dhufatay dalka yamen. 5 daqiiqo 4 caruur ah ayaa nafaqi darro iyo gaajo ugu dhinta dalkaasi, 400 oo kun oo caruur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Cali Mahdi Oo Muqdisho Lagu Aasay Allaah U naxariisto waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho maanta laga soo dejiyay meydka Madaxweeynihii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed . Madaxweyne Cali ayaa maalin ka hor waxa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AUN Dr Xeydar Oo Ku Geeriyoday Muqdisho Allah U naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyoday Dr Xaydar Cali Raage oo si weyn looga yaqiin gudaha Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho. Dr Xeydar ayaa in muddo ah waxa uu…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Geerida Kahor, 7 Arrin uu Ku Hawlanaa Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed!! Waxaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, ilaa hadda ma cadda sababta uu u dhintay, mana jirto baaris arrintan la xiriirta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Hore Ee Ciidamada Booliiska Oo Geeriyooday Allaah U naxariisto waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Martiini ku geeriyooday Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Soomaaliye Sareeye Guuto Axmed Jaamac Muuse . Taliye Axmed ayaa mudda dheer soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Madaxweyne Cali Mahdi Madaxweynahii 4-aad ee Soomaaliya ayaa caawa ku geeriyoodey Nairobi. Taariikhdiisa oo kooban! Madaxweynahii Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyoodey da’da 82 jirka. Cali waxaa uu ku dhashay Jowhar 1939-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeynihii Hore Ee Dalka Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa goordhaw magaalada Niarobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahadi Maxamed . AUN madaxweynaha ayaa muddooyinkii u danbeysay ku xanuunsanayay dalkaas. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Dadka Aan Qaadanin Qalabka Afxirka Maamulka gobalka Benaadir ayaa ku Amar ku soo rogay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta Gobalka Banaadir ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxii Labaad Oo Muqdisho Ka Dhacay Maanta Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari uu lahaa Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid. Cabdullaahi Shiilow, Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid ayaa…