Madaxweynaha Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho Soo gaaray Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo. Waftiga madaxweeynaha ayaa waxaa garoonka Aden Adde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinka tirsan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xalane Xilli Lagu Wado in Shirka Doorashada Lagu Qabto Waxaa goordhow ilaa afar hoobiye ay ku dhaceen xerada Xalane ee saldhigga u ah hey’adaha shisheeye. Xerada ayaa isku diyaarineysa iney marti geliso Shirka madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shir Ka Dhacaya Teendhada Afisyooni iyo Halka ay Degayaan Madoobe iyo Deni Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu galabka soo gaaro caasimadda Muqdisho Waxaa saaka diyaar gaar ah ku yimid ilaalada Madoobe oo aad ugu labisnaa hub, waxaa ayna taasi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Deegaana Hoostaga Degmada Jowhar Qaar ka mid ah deeganada Hoostaga magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa laga soo warinaya in ay ka jirto Abaar aad u daran . illa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Joe Biden oo Laalay Duqeymihii Drone-ka ee Soomaaliya iyo Meelo Kale oo Dunida ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laalay duqeynta diyaaradaha aan cidnka wadin ama drone-ka ay ka sameeyaan goobo aanu Mareykanka dagaal uga jirin, siyaasaddan oo ka duwan madaxweynihii ka horeeyey Donald Trump,…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Dib U Milicso : 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Maxkamadda ICJ ayaa si rasmi ah u go’aamisay todobaadka soo socda in ay si rasmi ah u bilaabmeyso dhageysiga Dacwadda Muranka Soomaaliya iyo Kenya . Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madoobe iyo Deni oo Kusoo Wajahan Muqdisho Waxaa la filaya in Saacadaha soo socda ay magaalada Muqdisho soo gaaraan madaxweeynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland . Sida ay Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ay Goobjoog News u sheegeen madaxweeynaha Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ay Ku Dhaawacmeen 600 Oo Ka Dhacay Equatorial Guinea Qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay xerooyin milatari oo ku yaal dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka in ka badan 600 oo kalena ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland oo Talaadada Imaanaya Muqdisho Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa kusoo beegan caasimadda Muqdisho berri oo talaadada. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey inuu Madoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ganaaxaya Qofka Ka Taga Afxirka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu amray bulshada Caasimadda in ay u dhaga nuglaadaan fariimaha caafimaad iyo wacyigalinta uu wado maamulka gobolka…