Akhriso: Sideey Soomaaliya Ugu Diyaar Garowday Dacwadda Badda Todobaadka Soo Socda? Sheeko:Amniga Todobaadka soo socdo maalinta Isniinta waxaa si rasmi ah u bilaabmaya dhageysiga garmaqalka Muran badeedka Kenya iyo Soomaaliya. Maxkamadda ICJ oo dhowr mar hoore codsiya ka yimid dowladda Kenya dib… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Carruur Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Gobalka Gedo Wararka ay GoobJoog News ka heleyso gobalka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay carruur ku sugan deegaano hoostaga Degmada Ceelwaaq ay gaajo ugu dhinteen halkaas. Illa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dab Sababay Dhaawaca Ku Dhawaad 50- Qof Oo Ka Kacay Dugsi Ku Yaalla Hargeeysa Waraka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu deb xoogan uu ka kacay Dugsi lagu barto culuumta diinta Islaamka oo ku yaallo Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland .…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Afhayeenka Cusub Ee Urrur Gobaleedka IGAD? Xoghayaha Fulinta ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada (IGAD) H.E. Dr Workneh Gebeyehu ayaa maanta Nuur Maxamuud Sheekh u magacabay Afhayeenka Urur gobaleedka IGAD . Nuur Maxamuud Wuxuu muddo 30 sano ah ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda iyo Mucaaradka Oo Sheegay In Dib Loo Furi Doono Wadahadaladii u Dhaxeeyay Labada Dhinac Xubna ka tirsan midawga Musharixiinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadaladii fashilmay ee u dhaxeeyay Midawga Musharixiinta iyo Xukuumadda xilgaarsiinta . Daahir Maxamuud Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga Oo Sheegay In Soomaaliya Uu Ku Wareejiyay Saldhig Militeri Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku warejisay xero lagu tababaro Ciidamada Xoogga Soomaaliya. War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa lagu sheegay in Mas’uuliyiinta Soomaaliya lagu wareejiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Senate-ka Mareykanka Oo Meel Mariyay Sharci Horay Trump U diiday Golaha Senate-ka ayaa ansixiyay $ 1.9 tiriliyan oo doolar oo ah qorshaha gargaarka coronavirus Sabtidii, taas oo ka dhigaysa Congress-ka hal talaabo oo u dhow fulinta ballanqaadkii doorashada ee Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay . Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni “Weerarkii Xabsiga Weyn Masuuliyadiisa Waa La Iskula Xisaabtamaya” Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Denni oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay weerarkii ka dhacay xabsiga dhexe ee Boosaaso . Madaxweynaha ayaa sheegay in Al-shabaab ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo Qaraxii xalay maqaaxida Luul Yamani ee Xamarjabab, Muqdisho ee ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuna dhaawacmeen 30 kale iyo guud ahaan xiisadda amni darro ee jirtay bishii…