QM Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Sheeko:Amniga War k soo baxay xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareyay qaraxii xalay ka dhacay Agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu yiri… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahino Dheeraad Oo ka Soo Baxaya Qarax Xalay Muqdisho Ka Dhacay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay Maqaayadda Luul Yamani ee degmada Xamar Jajab. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo agagaarka Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay Qarax Xoogan. Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga Maqlay degmooyinka gobalka Benadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Banaanbixi Sabtiga Oo Baaqday Maxeey Tahay Sababta” Midawga musharixiinta oo shir jaraa’id goordhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegey in ay dib u dhigeen markii Labaad Banaanbax ay soo abaabuleen,loogana soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxeey Ahaayeen Qodobadii Muranka Dhaliyay ee Shirka Midawga iyo Rooble Kadib fashilkii ku yimid shirkii Xubnaha Midawga Musharixiinta iyo Rooble waxaa soo baxayo in qodobo dhowr ah kuwaas oo sabab u noqday in shirka lagu kala tago. Qodobada doodda dhaliyay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Keenay In Lagu Kala tago Shirka Rooble iyo Midawga Musharixiinta? Waxaa fashil ku soo dhamaaday shir Muqdisho uga socday Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga musharixiinta. Shirkan oo ahaa midkii seddaxaad oo ah yeeshaan labada dhinac ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Rooble iyo Musharixiinta Oo Muqdisho Ka Furmay Waxaa goordhaw markii seddaxaad kulan uga furmay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta. Kulanka ayaa looga hadlaya sidii ay midawga musharixiinta xubna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shaki Laga Muujinaayo Baaqashada Shirka Rooble iyo Musharixiinta Waxaa isa soo taraya shaki weyn oo laga muujinayo in uu baaqdo shirkii maanta ay u madalsanaayeen Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midawga Musharixiinta . Illa ku dhaw…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibad baxyadii ugu Cuslaa Oo Ka Socda Myanmar Tan iyo Afgambigiib Bishii Hore Ka Dhacay Dibadbaxayaal careysan ayaa buux dhaafiyay wadooyinka magaalooyinka waaweyn ee Myanmar kuwaas oo diiday Afgambiga ciidamada wadankaasi ay ku rideen xukuumaddii rayidka , Ururrada u Dhaqdhaqaaqa dimuqraadiyadda Myanmar ayaa muddo bil…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shir Farmaajo Uu ku baaqay Oo Fashilmay Waxaa markale fashilmay shir uu madaxda dowlad gobaleedyada dalka ugu Baaqay Farmaajo in ay isugu yimaanada Magaalada Muqdisho. Maanta oo khamiis ah ayaa la qorsheynayay in uu qabsoomo shirka wadatashiga…