Wasiir Omaar Oo Iska Diiday Xil Uu U Magacaabay M. Farmaajo Sheeko:Dalka wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Cabdullahi Omaar ayaa ka cudur daartay xil uu u magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wasiirka ayaa laga qaaday xilka wasaradda gaadiidka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Muddo Kordhinta Farmaajo Ku Tilmaamay Afgambi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bartiisa Faceboog ku qoray in muddo kordhin xoog ah ay u aqoonsanayaan afgambi. warka Madaxweyne Xasan ayaa sidaan u qornaa “Mas’uuliyiinta dowladda waxaa loo doortaa hoggaaminta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka sare oo Sharci darro ku tilmaamay muddo kordhinta loo sameeyey Farmaajo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka golaha shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyey Farmaajo. Aqalka sare waxaa uu ku baaqay in loo laabto heshiiska September…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Mudda kordhinta Golaha Shacabka ay u sameeyeen dowladda . Qoraal lagu Daabacay Villa Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Qaraarka ay ansixiyeen Golaha Shacabka Hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka Oo Farmaajo Laba Sano Ugu Daray Golaha Shacab oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cod gacantaag ah ku ansixiyay Qaraarka cusub ee doorashooyinka . Qaraarkan ayaa dhigaya in dalka laga qabto doorasho Qof iyo Cod…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey Waxaa goordhaw si toos ah u bilaabmay kulanka Golaha Shacabka , iyadoo xildhibaanad Baarlamaanka loo qeybiyay sharci gaar ah oo lagu jiheynayo doorashada . Xildhibaanada waxyaabaha loo qeybiyay waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg : Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday Warka Soo baxay Taliayaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii looga qaaday Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Sadaq Cumar Xassan . Xilka Taliyaha ayaa waxaa loo magacabay Farxaan Maxamed Aadan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Saadaq Joon: Baarlamaanka Waan Hakinay Doorasha Aada Taliska Guud ee Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay joojiyeen kulankii maanta ay lahaayen xildhibaanad Baarlamaanka Soomaaliya . Saadaq Cumar Xassan Taliyaha Guud ee Booliiska Gobalka Banaadir ayaa sheegay in…
7 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay u dabaal-degayaan 61 sano guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhda Ciidanka Xoogga: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo Golaha shacabka waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta la hor geynayaa mooshin looga doodayo doorashada qaranka iyo ismariwaaga taagan. Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa lagu sheegay sidan: M.ne Xil Beri…