Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Iyo Qodobo Kale Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor imaanaya Dastuurka Dalka.… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Suudaan: Si Degdeg ah Haloogu Laabto September 17 Dalka Suudaan ayaa ku booriyey Soomaalida in si degdeg ah loogu laabto miiska wada hadallada iyada oo lagu saleynayo heshiiskii September 17. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha iyo Xaaladdii ugu Dambeysay ee Dagaalkii Farmaajo iyo Mucaaradka Muddo Kordhinta Ugu yaraan 10 qof oo dhaawac ah ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal u dhaxeeyey Farmaajo iyo mucaaradka diidan muddo kordhinta kaas oo Muqdisho ka dhacay galabnimadii Axadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qamada Midoobay : Rabshaddu Xal Uma ahan Is mariwaaga Siyaasadeed ee Hadda Taagan Qaramada Midoobay ayaa war ka soo saartay xaaladda Magaalada Muqdisho oo saacadihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo xooggan. Xafiiska Qaramada Midobay ayaa canbareyay weraradii iyo dagaaladii Shalay illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jaamacadaha Muqdisho oo Fasax Galay Sababo Dagaalka La Xiriira Waxaa saaka xiran dhammaan jaamacadaha Muqdisho iyada oo ardeyda loo diray farriimaha fasaxa xilli dambe oo xalay aheyd. Jaamacaha qaar ayaa baajiyey imtixaanaad u socday halka intooda badan aaney sheegin…