Deg Deg : Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday Sheeko:Arrimaha Amniga Warka Soo baxay Taliayaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii looga qaaday Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Sadaq Cumar Xassan . Xilka Taliyaha ayaa waxaa loo magacabay Farxaan Maxamed Aadan oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saadaq Joon: Baarlamaanka Waan Hakinay Doorasha Aada Taliska Guud ee Gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay joojiyeen kulankii maanta ay lahaayen xildhibaanad Baarlamaanka Soomaaliya . Saadaq Cumar Xassan Taliyaha Guud ee Booliiska Gobalka Banaadir ayaa sheegay in…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay u dabaal-degayaan 61 sano guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhda Ciidanka Xoogga: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo Golaha shacabka waqtigiisu dhammaaday ayaa maanta la hor geynayaa mooshin looga doodayo doorashada qaranka iyo ismariwaaga taagan. Farriin xalay loo diray xildhibaannada ayaa lagu sheegay sidan: M.ne Xil Beri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ka Digay Mudda Kordhin Loo Sameeyo Farmaajo Xubnaha midawga Musharixiinta ayaa ka digay muddo kordhin loo sameeyo Hay’adhaa dowladda . Midawga oo Kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka…
7 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Xoogga Oo Maanta Xusaya Sanad guuradii 61 Ee Ka Soo Waregatay Aas Aaskooda. Maanta ciidamada xoogga dalka waxaa ay u dabaal-degayaan 61 sano guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda . 12-ka April maanta oo kale 1960 ayaa dhidibada Loo taagay Xoogga Dalka. Dib U…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday ayaa berri oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta golaha shacabka . Mudanayaasha ayaa loogu baaqay in ay soo xaadiraan kulanka oo looga Hadlayo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sacuudiga Oo Sheegay In Berri Aysan Soon Aheyn Dowladda Sacuudiga oo sheegtay in aan berri oo isniin ah aysan aheyn maalin Soon. Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ah u sheegtay in aan dhulka sacuudiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland : Weli Waxay Joogtaa Miiskii Wada-xaajoodka Ee Lagu Balamay. Wasiirka Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland Abdullahi Ali Hirsi Timacadde ayaa sheegay in Puntland ay weli diyaar u tahay sidii ay wada hadalada ku sii socon lahaayeen. Timacadde ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Heshay Talaal Uu Soo Saaray Shiinaha Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda shiinaha kala wareegtay Talaal loogu tala galay in looga hortago xanuunka Corona Virus . Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa safiirka shiinaha ee Soomaaliya garoonka…