Mahdi Khadar : Muranka Badda Waxaa Soo Afjari Doonta Maxkamadda ICJ Sheeko:Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar sheegaya in Dowladda ay qorsheyneyso in dib maxkamadda looga soo celiyo dacwadda Muran xuduudeedka Badeed ee Soomaaliya iyo Kenya . Ra’iisul… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jamaacadda Carabta Oo Soo Dhaweysay Soo Laabashada Xiriirka Diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay xiriirka diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya iyo in dib loo soo celiyo saaxiibtinimadii , Is-ixtiraadimadda madax banaanida labada dhinac . Afhayeen u hadlay Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mustaqbal Radio oo Dacwo Ka Gudbiyey Fahad Yaasiin iyo Cabdinuur, Muxuu Ka Yiri Abuukataha? Warbaahinta Mustaqbal Radio ayaa gudbisay cabasho ka dhan agaasimaha NISA Fahad Yaasiin iyo agaasime ku xigeenka Villa Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed. Sida ku cad warqad ay aragtay Goobjoog News, asbaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika oo Ku Baaqay in Lala Shaqeeyo Ergeygeeda Dhexdhexaadinta Soomaaliya, Waa Kuma Mahama? Madaxa midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in ergayga wada haddalada Soomaalida loo magacaabay madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama, ninkan ayaa hoggaamin doona wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Imaaraadka oo Itoobiya u Dhisaya Dekad, $1 billion Ku Bixinaya Jidka Somaliland ilaa Dariskeeda Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World ayaa waxaa ay $1 billion ku bixin doontaa dhismaha jidka dekadda Berbera iyo Itoobiya. DP World oo khamiistii heshiis la gashay wasaaradda…