Diyaargarowga Shirka Doorashada Oo Ka Bilawday Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa magaalada Muqdisho kulan isugu yimaaday guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee madaxda dowaldda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Guddigan oo isugu yimid Hotel ku yaallo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamaddaha Dalka Oo Dib u Bilaabaya Qaadista Dacwadaha Aan Ciqaabta Aheyn Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in hadda kadib dib loo bilaabi doono qaadista dacwadaha aan ciqaabta ka dhalaneyn oo horay maxkamadda ay u joojisay kadib…