Puntland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Diiwaangelinta Wariyayaasha Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisey guddi sare oo ka shaqeynaya diiwaan gelinta iyo aqoonsiga wariyayaasha ku sugan deegaanada dowlad gobaleedka Puntland. Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Siduu u Dhacay Xukunka Kiiskii Guddoomiye Dhaga-juun Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday xukunka eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyen dilka Allaah u naxariistee guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin ciise dhega-juun, oo bilawgii sanadkan ku baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Ogolaatay Dowlad Israel, Akhriso Sababta Soomaaliya ayaa beesha caalamka ugu baaqday Israel lagu cadaadiyo iney joojiso dhibaatada ay ka waddo dhulka Falastiin iyada oo soo jeedisay xal labo dowlad. Arrintan ayaa kusoo aaday shir laga…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliand: 30 Sano Aqoonsi La’aan ah, Akhriso Sooyaalka iyo Sababta Gooni-u-goosashada? Somaliland ayaa maanta xuseysa 30 sano kadib markii ay ka go’day jamhuuriyadda Soomaaliya 1991-dii, iyada oo weli aan helin aqoonsi. Todobaadkan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Eed u jeediyay Wasiirka Maaliyadda Guddiga Fatahaadaha hirshabeelle ayaa wasaaradda Maaliyadda markale ku eedeyay in ay ka dambeysay xayiraadda lacagaha loogu tala galay ka hortagga Fatahaadaha . War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…