Maalinta Xorriyadda Saxaafadda: Beentii iyo Ballan Ka Bixii Farmaajo ee Saxafiyiinta Sheeko:Amniga Maanta oo kale sanad walba waxaa dunida laga xusaa xorriyadda saxaafadda, sanadkan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa iyada oo laga deyrinayo habka ay dowladda federaalka ah ula dhaqansto saxaafadda iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Shirka Doorashada Ee DF Iyo D. Goboleedyada Muddeeyey 20-ka May Ra’iisulwaasaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Raabole ayaa maanta caasumaad u diray Madaxda Maamulgoboleedyada iyo gobolka banaadir isaga oo ku ballamiyey shirka wadatashiga doorashooyinka qaranka oo lagu dhameytirayo heshiiskii 17…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirarka Ergeyga Qatar Uu Muqdisho Kula Yeeshay Madaxda Federaalka Ah? Ergeyga gaarka ah ee Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulamo la yeeshay Madaxda dowladda Federaalka. Dr. Mudhlaq ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Falcelinta Mucaaradka Ee Hadalki Rooble Ra’iisul wasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa sheegay in xukuumadiisa ay la wareegtay Hirgelinta doorashada, Amniga doorashada iyo Amniga guud ee dalka . Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Qatar ka Damacsantahay Doorashada Soomaaliya? Dowladda Qatar ayaa ergay gaar ah usoo dirtay Soomaaliya, ergeyga oo la kulmi-doono saamileyda siyaasadda ayaa lagu sheegay tillaabo ay Doxa ku dooneyso iney saameyn ku yeelato doorashada 2021-ka. Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Hadalkii Rooble Midawga musharixiinta ayaa sii dhaweyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha dalka , ee uu Talada doorashada iyo hirgelinteeda kula wareegay . Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midawga Musharixiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In Si Deg-deg Ah Loo Bilaabo Wadahadalada Doorashada Xoghayaha guud ee Qaramada Midobaya Antonio Guterres ayaa soo dhaweyay Go’aankii xukuumadda loogu warejiyay Hirgelinta doorashada iyo heshiiskii 17 September . Qoraal ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Xoghayaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fanaan Cabdi Qaboojiye Oo Geeriyooday Allaah U naxariisto waxaa goordhaw Magaaladda Oslo Ee Caasimadda dalka Norwey ku geeriyooday Fanaan Cabdi Jamac Qaboojiye. Fanaanka ayaa waxa uu ka mid ahaa Fanaaniinta sida aadka ah looga yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Qatar Ee Argigixiso La Dirirka Oo Muqdisho Googa Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta ayaa galabta soo gaaray caasimadda Muqdisho. Dr. Mudhlaq Bin Maajid Al-Qaxdhaani oo wakiil ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Soodhoweysay Laalidda Muddo Kordhintii Farmaajo Beesha caalamka ayaa soo dhaweesay go’aankii maanta golaha shacabka uu ku laalay hehshiiskii muddo kordhinta labada sano aheyd kaasi oo goluhu u sameeyay Madaxweynihii hore. Safaaradda Mareykanka oo qoraal…