Deni Oo Wakiil Ka Socda Qaramada Midoobay La Kulmay Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa xarunta madatooyada Puntland kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland . Kulanka Deni iyo Guy Griffin Madaxda xafiiska… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Midowga Musharaxiinta Waxay Isku Raaceen Taageerada Ra’isul Wasaare Rooble Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay dadaallada uu wado ra’isul wasaare Maxamed Rooble isaga oo sheegay intaasi ay timid dhibaato kadib, rajana ay jirto, loona baahan yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble iyo Musharaxiinta oo Heshiis Ka Gaaray Xasaradaha Ku Hareereysnaa Doorashada Qodobada heshiiska galabta lagu gaaray magaalada Muqdisho ee lagu soo afmeerayay qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo. Reer Muqdisho Iyo guud ahaan soomaalida nabad iyo horumar ayaan u rajeynayaa inshaa’allah.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Seddax Qof Oo Ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaas qarax ka dhacay . Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal U dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed Oo Ka Dhacay Duleedka Baladweyne Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo u dhaxeeya Maleyshiyo beeleed oo subaxnimadii hore ee saka ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan . Maleyshiyada oo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka socda Xukuumadda iyo Xubnaha Mucaaradka u saartay khalalaasihii iyo shaqaaqooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka Muqdisho ku dhex maray . Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah-faahino ka Soo Baxayo Weerar Ka Dhacay Gobalka Jubbada Hoose Wararka naga soo gaarayo deega hoostaga Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen kolanyo ciidan oo ka tirsan kuwa AMISOM . Ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Ka Soo baxay Kulamada Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Ergayga Qatar Ergayga dowladda Qatar u soo magacawday Soomaaliya Dr Mutlaq Al-Qaxtani, ayaa kulama la qaatay xubna ka tirsan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Dr Mutlaq ayaa la kulmay madaxweeynaha dowlad gobaleedka…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Amnesty, QM iyo Hey’adaha Maxaliga ee Saxafiyiinta Ka Dhaheen Maalinta Warbaahinta? Dunida waxaa maanta laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee warbaahinta, Soomaaliya ayaa laga deyrinayaa xaalka saxafiyiinteeda iyada oo arrintaas ay ka hadleen hey’ado dowli ah iyo qaar maxali ah. Amnesty…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Maxamed Muqtaar :Hadda waxa uu shaki wayn laga Qabo waa Dowladda Federaalka iyo Rooble illa iyo Xadka la Aamini karo Wasiirkii hore ee Badroolka Maxamed Muqtaar ayaa sheegay in aysan jirin khilaaf ka taagan fulinta heshiiskii 17 September, waxuuna ugu baaqay in Rooble uu noqdo mid ka madaax banaanada Maskaxda…