Dowladda Oo Ka Hadashay Keenista Qaadka Miirooga Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dalka la keenayo Qaadka dalka Kenya ee Miirooga loo yaqaano . Qoraal ka soo baxay Hay’aadda duulista Rayidka ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa looga Hadlay kulanka Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh Madaxweynayaashi hore ee dalka Sheikh shariif Sheikh Axmed iyo Xasana sheikh Maxamuud ayaa kulan xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho . Labada Madaxweeyne ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Saldhigga Waaberi Oo Kordhay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geeystay oo xalay lala bar tilmaameedsaday saldhigga degmada Waaberi ee gobalka Banaadir . Taliska ciidadama Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in inta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Saldhigga Waaberi Oo Ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Saldhigiisa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waalidiin Caruurtooda Eritrea Ku La’ 2 Sano Ah oo Dowladda Todobaad siiyey Qaar ka mid ah waalidiinta Caruurtooda Tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa sheegay in ay mudda bilooyin ah aysan helin xogta Caruurtooda . Waalidiintaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Loolanka Qatar iyo Imaaraadka, Ma Sababi Karaa in Soomaaliya Lasoo Noqoto Kiiska Badda? Tan iyo markii ay Qatar ku guuleysatay Arbacadii soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, waxaa soo baxay shaki badan oo laga qabo in is-afgaradka labada dhinac uu qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Ergayga Africa Midaga musharixiinta ayaa soo dhaweyay Ergayga cusub ee midawga Africa u soo magacaabay Soomaaliya, , John Dramani Mahama. Mahama oo Soomaaliya loo soo dirayo si uu uga shaqeeyo khilaafadka Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Qabtay Dooni Sidday Hub Sharci Darro Ah Ciidamada Badda Mareykanka ayaa sheegay in ay qabteen dooni sidday Hub sharci darro ah , taas oo dhex maquuraneysay biyaha badda Carabiya . Maraakiibta dagaalka maraeykanka ee USS Monterey (CG…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 7 Qof Oo Ku Dhimatay Derbi Ku Soo Dumay Wararka naga soo gaarayo deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in derbi uu ku soo dumay qoys barakacayaal ah oo halkaas deganaa . Inta la xaqiijiyay 7 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahdi Khadar : Muranka Badda Waxaa Soo Afjari Doonta Maxkamadda ICJ Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar sheegaya in Dowladda ay qorsheyneyso in dib maxkamadda looga soo celiyo dacwadda Muran xuduudeedka Badeed ee Soomaaliya iyo Kenya . Ra’iisul…