Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Galkacayo Sheeko:Amniga Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo xalay ka dhacay magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug gaar ahaan dhina Galmudug. Qaraxan inta badan jugtiisa xaafadaha magaalada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Diiwaangelinta Wariyayaasha Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisey guddi sare oo ka shaqeynaya diiwaan gelinta iyo aqoonsiga wariyayaasha ku sugan deegaanada dowlad gobaleedka Puntland. Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Siduu u Dhacay Xukunka Kiiskii Guddoomiye Dhaga-juun Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday xukunka eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyen dilka Allaah u naxariistee guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin ciise dhega-juun, oo bilawgii sanadkan ku baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya oo Ogolaatay Dowlad Israel, Akhriso Sababta Soomaaliya ayaa beesha caalamka ugu baaqday Israel lagu cadaadiyo iney joojiso dhibaatada ay ka waddo dhulka Falastiin iyada oo soo jeedisay xal labo dowlad. Arrintan ayaa kusoo aaday shir laga…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliand: 30 Sano Aqoonsi La’aan ah, Akhriso Sooyaalka iyo Sababta Gooni-u-goosashada? Somaliland ayaa maanta xuseysa 30 sano kadib markii ay ka go’day jamhuuriyadda Soomaaliya 1991-dii, iyada oo weli aan helin aqoonsi. Todobaadkan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Eed u jeediyay Wasiirka Maaliyadda Guddiga Fatahaadaha hirshabeelle ayaa wasaaradda Maaliyadda markale ku eedeyay in ay ka dambeysay xayiraadda lacagaha loogu tala galay ka hortagga Fatahaadaha . War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diyaargarowga Shirka Doorashada Oo Ka Bilawday Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho kulan isugu yimaaday guddiga qaban qaabada shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ee madaxda dowaldda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Guddigan oo isugu yimid Hotel ku yaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamaddaha Dalka Oo Dib u Bilaabaya Qaadista Dacwadaha Aan Ciqaabta Aheyn Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in hadda kadib dib loo bilaabi doono qaadista dacwadaha aan ciqaabta ka dhalaneyn oo horay maxkamadda ay u joojisay kadib…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Ka Qeybgal La’aanta Farmaajo ee Caleemo-saarka Geelle, Ma Go’doon Siyaasadeed Mise Ikhtiyaar? Madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidii ka baaqday ka qeybgalka xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, arrintaas oo noqotay hadalheynta bulshada, su’aalana la iska weydiiyey sababta iney…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Banaanbaxyo Lagu Taagerayo Falastiin Oo Ka Socda Caasimadaha Yurub Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal oo taageraya Falastiiniyiinta gabood falada lagu hayo ayaa socod ku maray waddooyinka magaalooyinka waaweyn ee Yurub sida London, Berlin, Madrid iyo Paris, iyada oo rabshadihii ugu…