Qodobo Ajendaha Ah Oo Si Horu-dhac Ah Loogu Heshiiyay Sheeko:Amniga Illa iyo Afar qodob oo Ajendaha Shiraka Afisyooni ayaa la sheegaya in si horu dhac ah is afgarad uga gaareen madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka GoobJoog News ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Ku Adkeysanaya Kaqeybgalka iyo Guddoominta Shirka Afisyooni, Akhriso Cidda Ka Diiday! Shirka doorashada ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu si horudhac ah maanta furmo, iyada oo ay Muqdisho wada joogaan dhammaan maamul goboleedyada. Ra’ísul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : 7 Qodob Oo Noqon Doona Ajendaha Shirka Doorashada Sida ay xukuumadda Soomaaliya ku dhawaaqday waxaa maanta furmaya shirka doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga hadlaya Ajendayaal dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maanta Furmaya Waxaa saaka oo sabti ah furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowald gobaleedyada dalka . Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibrahim Moalimu ayaa shaaciyay in goordhaw lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guudlaawe Oo Soo Gaaray Muqdisho Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaamiyo madaxweynaha dowal gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen . Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisyooni oo Furmi Doona Axadda, Akhriso 5 Qodob oo Ku Cusub Sida ay ogaatay Goobjoog News waxaa dib u dhacay furitaanka Shirka Doorashada ee Afisyooni iyada oo lagu wado in la bilaabo Axadda 23-ka bishan. Haddaba, Halkan ka Akhriso, 5 qodob…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyihii Garasbaaleey iyo Ilaaladiisa Oo Qarax Lagu Dilay Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey, C/raxmaan Axmad Cali Garyare iyo 2 ka mida Illaaladiisa ayaa lagu dilay Qarax Miino, xilli ay Masjid Deegaankaasi ku yaala ka soo baxeen Salaadii Jimce. Kooxaha Argagixisadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Qaatay Casho Kalsooni Abuur ah waxaa xalay illaa Saaka magaalada Muqdisho ka socda kulan duceedyo horu-dhac u ah shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka dalla. Ra’iisul wasaaraha dalla Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulama la qaatay Madaxweynayaasha dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga John Mahama, Ergeyga Dhexdhexaadinta oo Iska Diiday Soomaaliya Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Mahama ayaa iska diiday xilkii dhawaan midawga Afrika ugu soo magacabay Soomaaliya. Mahama ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyaha midawga Afrika Musa Faki Mohamed xilka…