Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Go’aan Dowladda Soomaaliya Ay Qaadatay Sheeko:Amniga Ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin go’aanka dowladda Soomaaliya ku diiday ergaygii midawga Afrika dhawaan u soo magacaabay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Shanaad Muqdisho Ka Socda Waxaa maalintiisi Shanaad socda shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Xaashi iyo Siyaasiyiinta Somaliland oo Ka Biyo-diiday Dalabka Ra’isul Wasaare Rooble Guddoomiyaha siyaasiyiinta Somaliland ahna guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi ayaa la sheegayaa in isaga oo siyaasiyiinta Somaliland iska diideen dalabka ra’isul wasaarae Rooble ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ka Maqnaanshiyaha Farmaajo ee Shirka Afisyooni oo Abuuray Kalsooni iyo Deganaan Maqnaanshiyaha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa ay fududeysay in si deggan, oo tartiib ah u socdaan wada hadallada doorasha ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka Oo Ka Shiraya Xaaladda Soomaaliya Golaha Ammaanka Qaramada midoobay ayaa maanta kulan ka yeelaaya xaaladda Soomaaliya, iyagoo golaha ka hadli doono arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka . Qaramada midoobay ayaa maanta kulankooda uga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Seddaxaad Galay Waxaa maalintii seddaxaad galay olalaha doorashooyinka Somaliland, xilli deeganada maamulkaasi la filayo in dadweynaha maalmaha soo socda ay u dareeraan goobaha cod bixinta . Olalaha ay sameynayaan xisbiyada siyaasadeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Militeriga Mali Oo Xiray Madaxweynihii Dalkaasi Militariga dalka dhaca galbeedka Afrika ee Mali ayaa xiray madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka gaashaandhigga ee dowladda kumeelgaarka ah . Ciidamada ayaa Xabsiga u dhaadhiciyay madaxweyne Bah Ndaw, Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Afaraad Muqdisho Ka Socda iyo Rajo Laga Muujiyay Waxaa maalintiisi Afaarad galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Inkabadan 26,000 Arday Ah Oo U Fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe Waxaa maanta si rasmi ah gobalka Banaadir uga furmay Imtixaanka dugsiga dhexe oo uu qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya . In kabadan 26,000 Arday ah ayaa sanadkaan u fariistay Imtixaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiye Xaashi Oo Kulan Deg-deg Ah La leh Ra’iisul Wasaare Rooble Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda shir mid ka mid ah Hotelada magaalada Muqdisho kula jira , Guddoomiyaha Aqalka Saren Cabdi Xaashi. Shirkan ayaa looga hadlaya sidii loo…