Haweeney Diidan Siyaasadaha Qatar oo Labo Habeen Bariday Albaabka Safaaradda Dooxa ee Muqdisho Sheeko:Amniga Haweeney horay musharax ugu aheyd mid ka mid ah madaxtinnimada dowlad goboleedyada ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa ay ku bariday albaabka safaaradda Qatar ee caasimadda Muqdisho iyada oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dalka Mali Oo Madaxweyne Loo Doortay iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Maxkamadda dalka Mali ayaa Colonel Assimi Goita, u dhaarisay xilka madaxweeynaha dalka kadib markii xabsiga loo taxaabay todobaadkii hore ee madaxweyne Bah Ndaw, Ra’iisul wasaare Moctar Ouane iyo wasiirkii difaaca…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga In Kabadan 40-kun Arday Oo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare U Fariisatay Saaka, Akhriso Deeganada Ay Ku Kala Sugan Yihiin Waxaa maanta guud ahaan gobalada dalka ka bilaabmaya imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee, kaas oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka . Imtixaanka oo ka kala dhacaya deeganada gobalada Soomaaliya…
5 daqiiqo Sheeko:War Caqabadaha ku Xeeran Hirgalinta Heshiiska 27 May 2021 Waxaa Muqdisho lagu saxiixay heshiis lagu dhameeyay khilaafkii ka dhashay fulinta heshiiskii 17 September 2020, si loo saxiixo heshiiskaan waxaa lagu balamay shir ay ahayd in uu furmo 8:00 subaxnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka Heshiyey Somaliland, Gedo iyo Guddiyada Doorashada Waxaa goor dhaw magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho muddo todobaad ah uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Madaxda ayaa soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Tagay Xafladda Afisyooni isaga oo aan Qanacsaneyn Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa maanta tagay xafladda Afisyooni ee lagu saxiixayo heshiiska doorashada isaga oo ku qanacsaneyn waxa socda. Inuu yimaado guddoomiye Xaashi waxaa kasoo shaqeeyey oo gurigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Shirki Oo La Soo Xirayo Iyo Madax Lagu Casuumay Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeynaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muddo todobaad ah madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada uga socday Afisyooni. Shirka oo maanta…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Nuxurka Heshiiska Doorashada ee Khamiista Lagu Saxiixayo Muqdisho Waxaa Khamiista berri ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo todobaad ah. Shirkan oo marka laga reebo ra’isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Majaajileystaha Caanka ah Ee Sooraan Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto Waxaa magaalada Burco goordhaw ku geeriyooday Jilaagii caanka ahaa ee ruwaayadaha Abwaan Sooraan Ismaciil Sugulle, oo muddooyinkii dambe xanuunka covid-19 la jiifay mid ka mid ah isbitaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Heshiiska Kahor, Kuraasta Somaliland waa Rajada Keliya ee Farmaajo Guddoomiyaha golaha siyaasiyiinta Somaliland ahna guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi ayaa ka xanaaqsan sida ra’iusl wasaare Maxamed Rooble iyo maamul goboleedyada u gacan bidxeeyeen iyaga…