Shirkii Doorashada Oo Dib Ugu Dhacay Todobaadka Soo Socda Sheeko:Amniga Shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday in uu maanta oo khamiis ah ka furmo Muqdisho, ayaa u dhacay sabtida kadib markii aanay wada imaanin madaxda maamul gobaleedyada . Illa iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku xigeenkii Puntland oo Geeriyoodey Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa waxaa uu xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Cali Shire oo waxaa uu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka Puntland wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta-gareen Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Lafta-gareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyoon ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada. Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray, Akhriso Jadwalka Imaanshaha Madaxda Kale Waxaa goordhaw magaalada muqdisho soo gaaray madaxweeynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor . Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga 15 Ku Dhimatay Dagaalka Buundada Galbeedka Baladweyn, Jowharna 7 ay Saraakiil Ku Jiraan Maamul Hirshabelle oo la tacaalaya daadad, dhibaato ka dhalatay isu socod la’aanta iyo arrimo kale ayaa waxaa maalmihii tagay hareeyey dagaallo ku baahay maamulka oo keenay dhimasho, dhaawac iyo in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ku dhex maray ciidama ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyo ciidamada macwisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay War ay Faafisay Kenya Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar ay baahiyeen wargeysyada dalka Kenya kuwaas oo lagu shegay in ay Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in si isku mid ah u qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda dowlad Gobaleedyada Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan Maanta Madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho, oo ay beri kaga qeyb galayaan shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Dhamaan madaxda shanta dowlad gobaleed…