Akhriso: Dowladda Soomaaliya Oo Kalluunkeeda Ku Badalaneysa Qaadka Itoobiya Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda Itoobaya maanta la saxiixatay heshiis ah Is-dhaafsiga Qaadka Itoobiya iyo Kalluunka Dalka . Munaasibadda Heshiiskaan oo ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ahaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Iran Raisol-Sadati Mas’uuliyiinta Iran waxay xaqiijiyeen in madaxii garsoorka iran Ebrahim Raisi, uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee jimcihii ka dhacday dalkaasi. Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa la kulmay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya iyo Soomaaliya oo Mar Kale Noqday Malab iyo Caano Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay isu soo dhowaanshiyo aad u weyn oo ah labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya kadib markii Muqdisho ay xiriirka jartay 7 bil kahor. Safiirka Kenya…