Aqalka sare oo Baabi’iyey Lix Wareegto uu Farmaajo Saxiixay Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa gebi ahaan baabi’iyay wareegtooyin uu madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu saxiixay. Aqalka sare ayaa sheegay wareegtooyinkaas ansixintooda aan la soo marsinin senetorada Aqalka. Hoos… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Corona Oo Koonfur Afrika Ku Soo Laba Kacleyay Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku soo laba kacleyay safmareenka Covid-19, xilli dadka dalkaas ay la daala dhacayan la tacaalidda xanuunka . Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan Caafimaadka Adduunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Lagu Dilay Beledweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladwayne ee maagalada madaxda gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay koxa hubeysan gudaha magaalada dil ugu geysteen mas’uul ka tirsan maamulka gobalka Hiiraan . Mas’uulka…