U bood dhigaalka

Aqalka sare oo Baabi’iyey Lix Wareegto uu Farmaajo Saxiixay

Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa gebi ahaan baabi’iyay wareegtooyin uu madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu saxiixay.

Aqalka sare ayaa sheegay wareegtooyinkaas ansixintooda aan la soo marsinin senetorada Aqalka.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Aqalka Sare

Wareegtooyinka La Baabi’iyay