Akhriso: Shirka Afisyooni Oo Soo Dhamaaday, Jadwalka Doorashada oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho laba maalmood uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada. Madaxda ayaa isku raacay jadwalka doorashada xildhibaanada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye “Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waa In Ay Ogalaadaan Isbadal Iyo Doorasho Xalaal” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ay ogalaadaan isbadal iyo Doorasho Xalaal,wuxuuna hadalkan ka sheegay munaasad tartan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Jacob Zuma oo Xabsi Lagu Xukumay Madaxweynihii hore ee dalka south africa Jacob Zuma ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah kadib markii uu ka dhaga laabtay amar ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan: Waxaa ay Aheyd Fursad Ka Qasaartay Dalka iyo Dadka Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka ayaa sheegay in ay fursad doorasho qof iyo cod ah dalka looga qaban lahaa ay ka qasaartay . Qoraal GMDQ ay soo dhigeen bartooda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Diiday Xabad Joojinta Abiy, Xaaladda Gobalka Oo Faraha Ka Baxday Waxaa saaka dagan xaaladda magaalada Mek’ele ee gobalka Tigrega kadib markii ay xalay la wareegen ciidamada TPLF. Ciidamada xoreynta tigreega ee magacooda loosoo gaabiyo TDF ayaa lagu arkayaa saaka waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Labaad Galay Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalinti labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo ay yeelanayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga arinsanayaa sidii loo…