Baarlamaanka Somaliland oo Haween Laáan ah, Akhriso Casharro Laga Bartay Doorashada Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa lasoo gabagabeeyey guud ahaan doorashadii golaha wakiillada Somaliland iyada oo aaney guuleysan wax haween ah. Natiijada lagu dhawaaqay 82 kursi ee golaha wakiillada dhammaan waxaa kusoo baxay rag halka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed . Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xaqiijinta Oo Sheegay In Ay Saareen 34 Xubin oo Lagu Muransanaa Guddiga Ra’iisul wasaaraha dalka u xilsaaray xaqiijinta xubnaha muranka laga keenay ee guddiga doorashooyinka dalka ayaa soo saaray liiska xubna ay sheegen in ay ka saareen guddiga doorashooyinka . Rooble…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Golaha Wakiilada Maroodi-jeex Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada gobalka Maroodi-jeex ee golaha wakiilada iyo natiijada magaalada Hargeysa ee golaha deegaanka. Xisbiga WADANI ayaa natiijada golaha deegaanka iyo wakiilada Hargeysa iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Loo Dhameystiri La’yahay Guddiyada Doorashada? Toban maalin ayaa laga joogaa tan iyo markii la saxiixay is afgaradkii lagu dhameystirayey heshiiskii September 17 iyo talooyinkii guddiga farsamo ee Baydhabo 16, laakin sidaa ay tahay ilaa hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Natiijada Horu-dhaca Ah ee Golaha Deegaanka Gabilay Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada horu-dhaca ah ee golaha deegaanka Gabilay . Natiijada guddiga ay shaaciyeen ayaa waxaa golaha deegaanka Gabilay ku horeya Natiijo hordhac ah: Golaha Deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Cambareysay Duqeyn Diyaaradaha Kenya Ka Geysteen Gobalka Gedo Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay dowqeymo ay diyaadaha Kenya ka geysteen deegana hoostaga gobalka Gedo . Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri ”…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:Natiijada Golaha Wakiilada Sanaag, Togdheer iyo Kuwa Kale Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay qaar ka mid ah natiijada doorashada Golaga wakiilada Somaliland. Deeganada maanta oo jimca ah lagu dhawaaqay ayaa waxaa ka mid ah Sanaag. Hoos Ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:Natiijada Golaha Wakiilada Saylac, Sallaxley iyo Kuwa kale Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay natiijada golaha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland . Deeganada la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah Saylac, sallaxley, Lughaye iyo deeganada kale ee Somaliland .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Booqday Biyo-baxada Jowhar Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jowhar gaar ahaan goobaha ay biyaha ku baxeen. Rooble oo ay la socdaan wafdi wasiirro iyo xildhibaanno…