Abiy Oo Xaaladda Ku Adkaatay iyo Qadiyadda Tigrayga Oo Tagtay New York Sheeko:Amniga Waxaa dhamaan saasaan colaadeed laga dareemaya gobalada dalka Itoobiya, Jabhadda TPLF ayaa dhankeeda waddo dhaqdhaqaaqyo ay ku dooneyso in ay magaalooyin cusub kala wareegto ciidamada Itoobiya. Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga In kabadan 130 Qof oo Kuleyl Ugu Dhimatay Dalka Canada Dad fara badan ayaa gudaha dalka Canada maalmihi la soo dhaafay ugu geeriyooday kuleyl daran oo dalkaas ka jira, dadka ayaana ah kuwa u badan dad da’ ah . Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Magaalooyin Cusub Jabhadda TPLF ayaa markale la wareegtay magaalooyin ka tirsan gobalka Tigrayga ee dalka Itooobiya, xilli ay gobalka ka wadaan dhaqdhaqaayo ciidan. Xoogagga difaaca ciidamada Tigrayga ee TDF ayaa la wareegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Shirka Afisyooni Oo Soo Dhamaaday, Jadwalka Doorashada oo La Shaaciyay Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho laba maalmood uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada. Madaxda ayaa isku raacay jadwalka doorashada xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye “Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waa In Ay Ogalaadaan Isbadal Iyo Doorasho Xalaal” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ay ogalaadaan isbadal iyo Doorasho Xalaal,wuxuuna hadalkan ka sheegay munaasad tartan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Jacob Zuma oo Xabsi Lagu Xukumay Madaxweynihii hore ee dalka south africa Jacob Zuma ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah kadib markii uu ka dhaga laabtay amar ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan: Waxaa ay Aheyd Fursad Ka Qasaartay Dalka iyo Dadka Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka ayaa sheegay in ay fursad doorasho qof iyo cod ah dalka looga qaban lahaa ay ka qasaartay . Qoraal GMDQ ay soo dhigeen bartooda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Diiday Xabad Joojinta Abiy, Xaaladda Gobalka Oo Faraha Ka Baxday Waxaa saaka dagan xaaladda magaalada Mek’ele ee gobalka Tigrega kadib markii ay xalay la wareegen ciidamada TPLF. Ciidamada xoreynta tigreega ee magacooda loosoo gaabiyo TDF ayaa lagu arkayaa saaka waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Labaad Galay Waxaa magaalada Muqdisho ka socda maalinti labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo ay yeelanayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga arinsanayaa sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Itoobiya Oo Lagala Wareegay Magaalada Mek’ele Wararka naga soo gaarayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale Jabhadda TPLF ay la waeeegtay magaalada caasimadda ah gobalka Tigreega ee Makelle . Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay kadib weeraro…