Guddoomiye Xaaji Aadan “Waxaan Ku Shaqaynaa Khibrada Odayaasha Isboortiga Dalka” Sheeko:Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa sheegay in shaqooyinka kala duwan ay hayaan madaxda Xiriirka Kubad Cagyaraha Soomaaliya ayaa qeyb ka yihiin ciyaartooydii hore Soomaaliya,isagoo sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh Oo Booqday Dhaawacyadii Wisil: “ Lama aqbali karo in cadowgu laayo shacabkeenna” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday dhaawacyada weerarkii Wisil ee yaalla isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiirta gacanta ku haya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadli Doonaa Shirka Rooble iyo Maamul Gobaleedyada? Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa markale lagu wadaa in muqdisho maanta shir uga furmo . Shirkan la filayo inuu dhaco saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Dooroshooyinka Oo Maanta Furmayo, Guudlawe oo Zoom Ka Soo Galaya Turkiga Waxaa maanta lagu wadaa in uu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Koonfur galbeed, Jubbaland, maamulka Gobalka Banaadir iyo Ra’iisul wasaare Rooble…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamse “Wasaaradda Ciyaaraha Soomaaliya Waxaay Diyaar U Tahay Garabsiinta Xiriirka Minifootboolka” Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabgabeeyay koob lagu xusayay todobaadka xoriyada,waxaana iska kaashaday Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiririirka kubad cagyaraha Soomaaliya,ciyaartii fiinalaha waxaa wada dheelay kooxaha Al-Jazeera iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Bil Ayaa Laga Joogaa Heshiiskii 27-kii May ee Doorashada, 60-kii Cisho oo Mugdi Ku Jira! Waxaa 30 cisho ka tagtay 60-kii cisho ee heshiiskii May 27, 2021 ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada kaas oo dhigaya in 60 cisho lagu dhameystiro doorashada Soomaaliya. In…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxuu Isku Casilay Wasiirkii Caafimadka UK Matt Hancock!? Wasiirka Caafimaadka dowlada Ingriiska Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirnimada dalkaas kadib markii uu dhaleeceyn xooggan kala kulmay mucaaradka daalkaas, xilli la arkay isaga oo dhunkanaya gabar gacan yarihiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Xuska 44-Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xornimada Jabuuti Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xuska munaasibadda 44-sano guuradii ka soo wareegatay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaanka Wisil Wararka naga soo gaarayo deegaanka Wisil ee hoostaga magaalada Hobyo ee goblka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal uu ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo Ururka Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Dil-wadareed Ku Filisay Rag Ka Tirsanaa Al-Shabaab Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa waaberigii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Gen. Maxamuud Cabdi Maxamed guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Puntland ayaa…