Eng. Axmed Salaad Dhiblaawe “Muqdisho City Club, Waxay Dhigaysaa Bannanbaxii Ugu Weyn Ee Loogu Soo Horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya” Sheeko:Cayaaraha Maamulka naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay Magaalada Muqdisho ka dhigayaan bannanbax weyn oo loogu soo horjeedo Xiriirka Kubbadda Cagat Soomaaliya, wuxuuna banaanbaxan ku soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyay Waqtiga La Qabanayo Waxaa goordhaw la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada Somaliland. Guddigan oo muddooyinkii u dambeyay u kala qeybsana laba garab oo ay kala hogaaminayaan ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug : Qoor-qoor Oo Maanta Shaacin Doono Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu ku dhawaaqo liiska musharixiinta Aqalka sare. Qoorqoor ayaa shaacin doono Liiska oo muddooyinkii u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheikh Shariif Oo Beeniyay In Uu Ka Tanasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaar ka Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa beeniyay warar saacadihi la soo dhaafay baraha bulshada la hadal hayay oo sheegaya in uu isaga tanaasulay tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Markale Madaxda Dowlad Gobaleedyada Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Kulanka Rooble iyo dowlad gobaleedyada ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeyay…