U bood dhigaalka

Doorashada Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyay Waqtiga La Qabanayo

Ogoosto 4, 2021

Waxaa goordhaw la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada Somaliland.

Guddigan oo muddooyinkii u dambeyay u kala qeybsana laba garab oo ay kala hogaaminayaan ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi guddomiyaha Aqalka Sare.

War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in sabtida soo socota oo ay taarikhdu tahay 7 bisha.