Af-Soomaaliga Oo Lagu Daray Luqadaha Looga Hadlo Gobalka Minnesota Sheeko:Arrimaha Amniga Afka Soomaaliga ah ayaa si rasmi ah loogu daray afafka looga hadlo gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka, kadib markii ay halkaasi ay ku soo bateen dadka Soomaalida. Magaalada Minneapolis ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Deni Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa shaaciyay liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkisa. Deni ayaa maanta soo saaray liiska 22 musharax kuwaas oo u tartamaya 11-kursi ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Madaxweynayaashi Hore Ee Dalka Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa kulan kula qaatay madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed. Rooble iyo madaxweynayaasha ayaa kawada hadlay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safaaradda Kenya Ee Muqdisho Oo Mudda Kadib Dib Loo Furay Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdi iyo Wasiirka arrimaha dibadda kenya Raychelle Omamo, ayaa si wadajir ah u furay Safaaradda Kenya ee Muqdisho, kaddib lix bil oo Safaaradda xirneyd, markii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye U Shaqeynayay Dowladda Congo Oo Lagu Dilay Dalkaas Wariye u shaqeeya telefishinka dawlada Congo ayaa geriyooday kadib markii qoorta laga jaray, waxa falkan uu ka dhacay degmada Rutshuru oo ka tirsan Waqooyiga goobolka Kivu, bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Oromia : TPLF Ma U Ogolaan Doonno In Ay Sii Waddo Xadgudubyada Ay Ku Heyso Dadkeena Maamulka Oramada ayaa war ka soo saaray xaalada dagaalada TPLF ee ka socda deegano ka tirsan gobalkada Oramada. Shemelis Abdisa, oo ah madaxweynaha Oromia ayaa sheegay in aysan fiirsan doonin…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Talaadada Kusii Jeeda Nairobi, Akhriso Ajendaha! Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa lagu wadaa in uu talaadada u safro caasimadda Kenya ee Nairobi si uu ula kulmo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Kenyatta ayaa Rooble casuumaad ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Rooble Ku Tageertay Go’aanki Uu Ka Qaatay Wareegtada Farmaajo Maamulka Puntland ayaa soo dhaweyay go’aanka maanta ra’iisul wasaaraha dalka uu ku kaga hor yimid qoraal xalay ka soo baxay Xafiiska Farmaajo. Puntland ayaa ku bogaadisay Rooble doorka hogaamineed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxeey Kawada Hadleen Rooble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Muqdisho Ku Kulmay? Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa xafiiskiisa kulan saacado qaatay kula yeeshay musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Rooble iyo Warsame ayaa la sheegay in ay ka wada hadleen…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Farmaajo Xusuusiyey Hawl-gabnimadiisa, Sheegana in Dastuurka Siinayo Shaqada Xil-gaarsiinta Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo u jawaabayey qoraal kasoo baxay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in shaqada xilgaarsiinta ee uu dalka u hayo ka helay dastuurka…