Puntland Oo Gawaari Ciidan Ku Wareejisay Galmudug Sheeko:Amniga Waxaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka Mudug shir looga hadlayo iskaashiga Amniga uga furmay Maamulada Galmudug iyo Puntland. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirka Amniga Galmudug, Taliyihii hore… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray gaari ayaa waxaa uu maanta ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Taleex. Sarkaal magaciisa lagu sheegay Aadan Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Gobalka Bay Wararka naga soo gaarayo gobalka Bay ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saaka uu dagaal u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo ururka Al-shabaab uu ka dhacay degmada Qansax dheere. Dagaalka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka G.Hiiraan Oo Kulan Ku Yeeshay Baladweyne Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan lagu soo gaba gabeeyay kulamo Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiinta iyo wax garadka gobalka Baladweyne uga socday. Kulamadaan oo ay qeyb ka ahaayeen madaxweynaha ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Baardheere Wararka naga soo gaarayo magaalada Baardheere ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu dilay qof shacab ah oo ku sugnaa suuq xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla magaalada. Qofka la dilay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland Oo Sheegtay In Ay Magan Galyo Siineyso Dadka Ka Soo Barakacay Afghanistan Jamhuuriyadda gooni isu taagga ku dhawaaqay “Somaliland” ee ayaa Jimcihii ku dhawaaqday inay diyaar u tahay “mabda ‘ahaan” qaabilaadda qaxootiga Afgaanistaan, sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Xaqiijiyay In Wadahadalo La Furay Xukuumadda Beijing Dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa la sheegay in ay wadahadalo xal looga gaarayo khilaafka diblomaansiyadeed ee mudada u dhaxeeyay ay u bilaawdeen markii uu xafiiska la wareegay bishii January Biden.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dad Beeraleey Ah Oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaarayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaan hoostaga magaalada Baladweyne lagu dilay dad beeraleey ah. Dadka la dilay oo gaaraya ilaa 6-qof ayaa la sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Itoobiya Oo Ciidamo Kala Dhex Dhigtay Qowmiyadaha Soomaalida Iyo Canfarta Oo Dagaal Uu Ku Dhex Maray Xadka Labada Gobol Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ciidamadeeda Amartay in ay kala dhex galaan dagaalada u dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta ee ka socda xadka ay labada Qowmiyadood ay wadaagaan. Ciidamada Federaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Antonio Guterres: “Dhinac Walba Mustaqbalka Itoobiya Halis Ayuu Ku Jiraa” Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay xaaladda kacsan ee dagaalada Itoobiya. Guterres, ayaa sheegay in ay jiraan dhalinyaro badan oo la ciidameyay, kuwaas oo loo abaabulayo…