Midawga Musharixiinta Oo Ka Digay Dagaal Sokeeye Oo Ka Dhaca Dalka Sheeko:Amniga Golaha midawga musharixiinta ayaa war-saaafadeed ka soo saaray xaaladda guud ee dalka si gaar ah doorashooyinka dalka ka socda. Midawga musharixiinta ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta Habraacyadii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Baladweyne. Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kadib saacado badan oo magaalada xaaladeedu kacsaneyd ay saaka tagan tahay. Ciidamada ka tirsan guutada 5-aad ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidama Gadoodsan Oo La Wareegay Saldhig Ku Yaallo Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in ciidama ka gadoodsan ay la wareegen Saldhig militeri oo ku yaallo magaalada. Ciidamada ayaa la sheegay in ay ka soo horjeedaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: War-saxaafadeedka Shirka Doorashooyinka Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka Wadatadhiga arrimaha doorashooyinka oo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa Dowlad gobaleedyada dalka uga socday Teendho ku taalla Afisyooni. Shirka ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF iyo Qowmiyadda Amxaarada Oo Ku Dagaalamay Gobalka Amxaarada Dagaalo aad u culus ayaa Ku dhaxmaraya Ciidamada Dawlada iyo Xoogagga Tigray ee TPLF agagarka magaalada Mersa ilaa Wichale ee gobolka Amharada. Ciidamada Faderaalka iyo kuwa Degaanka oo is kaashanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kooxa Hubeysan Oo Muwaadin Soomaaliyeed Ku Dilay Koonfur Afrika Wararka naga soo gaarayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay kooxa burcad koonfur afrikaan ah ay dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada dalkaas. Muwaadinkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Shirka Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Galaya Maalinta 2-aad Waxaa maalinta 2-aad galaya shirka Afisyooni uga socda madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble. Shirkan, oo ajendaha looga hadlayo ay ka mid yihiin: Dhameystirka aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Afisyooni Ka Furmay Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir uga furmay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo ka furmay xarunta tababarka ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni, ayaa looga hadlaya xaaladihi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. Deni ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo caasimadda uga furmayo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendayaasha Shirka Afisyooni Maanta Ka Furmayo Waxaa saacadaha soo socda ee Maanta lagu wada in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada Dalka. Madaxda dowlad gobaleedyada dalka, Maamulka gobalka Banaadir…