Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Oo Muqdisho Ku Soo Qul-qulayo Sheeko:Amniga Waxaa magaalada Muqdisho ku soo qul qulaya wafuud ee horkacayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka, kuwaas oo maanta lagu wado in uu shir uga furmo magaalada Muqdisho. Hadda ayaa waxaa magaalada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Jubba, Muqdisho Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Maqaahi ku taalay Hotel Jubba ee Muqdisho. Ilo xog-ogaal ah oo ciidanka ka tirsan ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo goordhaw ka dhacay agagaarka Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qarax ayaa la sheegay in uu ka dambeyay qof naftii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Oo Dib U Dhacay Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo maanta lagu balansanaa in uu Muqdisho uga furmo madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Baaraya Dad Rayid Ah Oo Dhintay Kadib Markii Ay Ka Soo Boodeen Diyaarad Hawada Ku Jirta Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa baaraya dhimashada dad rayid ah oo reer Afgaanistaan ah oo ka soo dhacay diyaarad militari kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Kabul. Muuqaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Cirro: Khilaafka Guddiga Waxaa Sabab u ah Cadaadiska Maamul Goboleedyada Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay jiraan cadaadis xubnaha guddiga uga imaanaya maamulada ay ka socdaan. ” Waxaa jira, waa cadaadis ka imaanaya maamul goboleedyada oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ku Kala Jabay Habraacyada Doorashada Golaha Shacabka Qaar ka mid ah xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa ka soo horjeystay habraacyada doorashada golaha Shacabka oo ay soo saareen guddiga qeyb ka mid ah. Guddigaan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dagaal Ciidamada Daraawiishta Galmudug Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Gobalka Mudug Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaallo saacadihii la soo dhaafay u dhaxeeyay ciidamada Daraawiishta dowlad gobaleedka Galmudug iyo xubna ka tirsan ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Caafimaadka Ee Jaamacadaha Simad iyo Jamhuuriya Oo Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirkii 4-aad ee Culuumta Caafimaadka oo ay si wadajir ah u wada qabanqaabiyeen Jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Jamhuuriya ayaa Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga FEIT Oo Shaaciyay Habraca Doorashada Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa soo saaray habraca doorashada xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad. Habraacyada ay soo saareen guddiga ayaa waxaa qeyb ka ah Habraca xulista Ergada, hubinta iyo…