Faahfaahino Ka Soo Baxayo Dhalinyaro Aanooyin Qabiil Loogu Dilay Deegaanno Hoostaga Galmudug Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo deegan hoosta magaalada Guraceel ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta Wiil Dhalinyari loogu diilay aanoo qabiil. Wiilka la dilay ayaa la sheegay in lagala dagay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Ciidamada Dowladda Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn oo hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay goorshaw la wareegeen Ururka Al-shabaab. Al-shabaab ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsan Booliska Galmudug Oo Dhuusamareeb Lagu Dilay Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowald gobaleedka Galmudug ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Booliiska lagu dilay gudaha Magaalada. Dilka Askariga ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Deegaanka Camaara Waxaa saaka dagan xaaladda deegaanka Camaara gobalka Mudug oo 48-saac ee la soo dhaafay ay ka jireen dagaallo u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynihii Hore Ee Chad Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissène habré, ayaa ku geeriyooday kadib muddo Todobaad ah oo uu la xanuunsanaa xanuunka Covid-19. Hissène ayaa Corona uu ku dhacay Isbuucii hore xilli uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Wasaaradda Waxbarashada dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Fasalka Sideedaad ee shahaadiga. Natiijada la soo saaray ayaa lagu sheegay in kaalinta Koowaad ee Imtixaanka Fasalka Sideedaad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga FAO oo Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed Hey’adda cuntada adduunka FAO ayaa waxaa ay Cagaf-cagafyo, Gawaari iyo Mootooyin Siiyey Beeraleyda Soomaaliyeed, taasi oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraha iyo daad-gureynta dalagyada. Musharuucan oo uu maalgeliyey midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Midawga Musharixiinta Iyo Golaha Wadatashiga Qaranka? Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Ra’iisul wasaaraha dalka, Madaxda dowlad gobaleedyada iyo Xubnaha midawga Musharixiinta. Kulankan oo ahaa mid casho sharaf ah oo uu sameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Cunaqabateyn Ku Soo Rogay Sarkaal Ka Tirsan Eritrea Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Eritrea, kaas oo ay ku eedeysay in uu qeyb ka ahaa gabood faladii ka dhacay Gobalka Tigrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaan Hoostaga Gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Camaara ee hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in waaberigi hore ee saaka xubna ka tirsan Ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ay…