Midawga Musharixiinta Oo Guddoomiye Mursal Ku Eedeyay In Carqaladeeynayo Dadaalada Ra’iisul Wasaare Rooble Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha midawga Musharixiinta ayaa gudoomiya golaha shacabka baarlamaankii 10-aad ku eedeyay in uu carqaladeynayo geddi socodka dadaalada doorashooyinka iyo maamulka Amniga ee ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqtaar Maxamed Cuti “Waan Soo Dhawaynaa horoamrka Iyo Guulaha Xiriirka Minifootboolka Soomaaliya” Tartanka ay iska kaashaadeen Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Minifootboolka ayaa lagu soo gabagabeeyaya magaalada Muqdisho, waxaana tartankan ka qeyb gala ilaa afar naadi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Iyo Rooble Yaa Leh Awoodda Xil Ka Qaadista Wasiirada Ra’isul wasaaraha Ayaa Leh Xaqa Magacaabista iyo Ceyrinta Wasiirrada Sida ku xusan qodibka 100-aad ee dastuurka KMG ah, ra’isul wasaaraha ayaa leh xaqa magacaabista iyo ceyrinta wasiirada. Qodobkan dastuuriga ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Ka Soo Horjeestay Xilka Qaadista Wasiirki Amniga Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ma qaadisti lagu sameeyay wasiirki Amniga Xukuumadda Rooble. Farmaajo ayaa sheegay in aan loo marin hanaan sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Kulan La Qaatay Safiirada Beesha Caalamka Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha taagan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Farmaajo Oo Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ahaa Mucaaradka Farmajo u magacaabay Wasiirka Amniga XFS. Rooble ayaa sheegay in baahi badan oo ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare. Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoyska Ikraan Tahliil Oo Dalbaday In La Furo Dacwad Ka Dhan Ah Hogaankii Hore Ee NISA Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa xafiiska Xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Hogaankii hore ee taliska NISA . Fahad Yaasiin, Kulane Jiis, Cabdillahi Wadna Qabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirsheelle: Cali Guudlaawe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shaaciyay liiska sideeda kursi ee dowlad gobaleedka Hirshabeele ku leeyahay Aqalka sare. Liiska xubnahan uu magacabay Madaxweynaha ayaa ka dhigan maamulki ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Fowdiiste Isku Badalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii tagay aqbalay xil ka qaadista uu ra’isul wasaare Maxamed Rooble ku sameeyey madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, taasi oo ka…