Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Oo Si Wada Jir Ah Farmaajo Ugu Eedeyay In Uu Ka Soo Horjeedo Baarista Kiiska Ikraan Tahliil Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaaganyahay Kiiska Ikraan Tahliil Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaagayo Cadaalad U Helidda Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku soo dhaweyay Aqbalaadda Farmaajo ee xilka qaadista Fahad Yaasiin. Rooble ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Fahad La Taliye Ka Dhigtay, Akhriso Xilalkale Oo Uu Magacaabay Madaxweynaha Waqtihiisa dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa ku magacaabay xilalka Taliyaha Nabadsugidda Dalka, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Lataliye Amni. Farmaajo ayaa wareegtadiisa oo keliya lagu baahiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Kiiska Ikraan Tahliil Beesha caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Kiiska Ikraan Tahliil, oo aheyd sarkaalad ka tirsan ciidamada NISA. War ka soo baxay Saaxiibada Caalamka ayaa walaac looga muujiyay xaaladda Kiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe Oo Lagu Wado In Uu Shaaciyo Liiska Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa lagu wada in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo liiska Musharixiinta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle ku matali doona Baarlamaanka 11-aad.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay in Soomaalida Soo Dhoweyso Ceyrinta Fahad Yaasiin? Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo labada ugu da’da weyn 5-ta dowlad goboleed ee jirta ayaa soo dhoweeyey ceyrinta madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, iyaga oo ra’isul wasaare Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “ Waxaan Diyaar U Nahay In Aan La Shaqayno Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya” Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadcag yaraha oo iska kaashanaya ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya afar koox oo ka mid ah naadiyada u diiwaangashan Xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxayo Dagaal Laba Maleeyshiyo Beeleed Ku Dhex Maray G.Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal laba maleeyshiyo beeleed oo wada daga gobalka Hiiraan ku dhex maray deegaanka Kabxanleey oo dhanka Waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne. Dagaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Rooble Xilka Uu Kaga Qaaday Taliyihii Hore NISA Maamulka Puntland ayaa soo dhaweyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland…