U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaaganyahay Kiiska Ikraan Tahliil

Sheeko:Amniga

Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA.

Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Musharixiinta ayaa sidoo kale carabka ku dhuftay in Farmaajo uu qorsheynayo in uu xagal ka daaciyo doorashooyinka Dalka.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Midawga Musharixiinta