Shirka 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology Oo ka furmay Muqdisho Sheeko:Amniga Shirkii 5-aad ee Culuumta Engineering science and Technology oo ay si wadajir ah u wada qabanqaabiyeen Jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Jamhuuriya ayaa Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koofi Oo la Ceyriyay Wasiirka amniga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabdulahi Maxamed Nuur aya xilka ka qaaday agaasimaha ha’adda Maxamed Aadan Koofi oo muddo dheer soo maamulaay ha’addan. Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo ka hor Yimid Qodob kamid ah habraacyadii ay Soo Saareen Guddiga Doorashooyinka Somaliland Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in xalinta cabashooyinka doorashada ay tahay mas’uuliyadda gudiga, sidoo kale gudiga ayaa ka hor yimid Habracii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gobollada Waqooyi oo Berri Dooranaya Xildhibaanno Golaha Shacabka ah Waxaa socda diyaargarowgii ugu dambeeyey ee gobollada waqooyi kahor inta aaney berri ku dooran Muqdisho xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah. Ergada ayaa loo bilaabay tababar la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyihii Hore Ee Gobalka Nugaal Oo Loo Magacaabay Duqa Kismaayo Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhaw Cumar Cabdillahi Maxamed u magacaabay in uu noqdo duqa iyo guddoomiyaha magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka Jubbaland. Wareegta…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dawladaha Khaliijka Oo Cayrinaya Safiirada Lubnaan Dawladaha Sacuudi Carabiya, Baxrayn iyo Imaaraadka ayaa u yeeray safiirrada Lubnaan ee ku sugan dalalkooda, waxayna udhiibeen warqad cabasho ah oo ay kaga soo horjeedaan hadalkii ka soo yeeray Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Habraaca Doorashada Golaha Shacabka ee Somaliland Ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka ah iyo guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada golaha shacabka ee Somaliland sida shuruudaha musharaxa, habraaca doorashada iyo arrimo kale. Haddaba, Halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahdi Guuleed oo Lagu Eedeeyey Boobka Kursiga Golaha Shacabka ee Reer Iidle iyo Gashaanbuur Ra’isul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa la sheegayaa inuu boobayo kursi golaha shacabka ah ee baarlamaanka federaalka ah oo ay lahaayeen beelaha Reer…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Militeriga Sudan Oo Shaaciyay In Ay Magacaabi Doonaan Ra’iisul Wasaare Cusub Horjooga ciidamada Afgambiga ku qabsaday dalka Sudan ayaa sheegay in saadka militeriga ciidamada Sudan ay soo magacaabi doonan ra’iisul wasaare. Abdel Fattah al-Burhan, oo hogaaminayay afgambigu Sudan ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 10 Al-shabaab ah oo u Geeriyootay Qarax Miino Ugu yaraan 10 Al-shabaab ah, oo mas’uuliyiin ay ku jiraan ayaa ku geeriyooday qarax miino jimcihii lagula eegtay deegaanka Qaycad ee gobolka Mudug. Warar qaar ayaa sheegaya in miinada markii…