Gobalka Jarar: Dad Ku Sumoobay Hilib Ay Cuneen Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo degmada Awaare ee gobalka Jarar dhulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dad badan ay ku sumoobeen hilib ay cuneen. Dadka sumoobay oo kor u dhaafaya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Zambia Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaetay dad Soomaali ah oo lagu xiray gudaha dalka Zambia. Soomaaliya ayaa shegtay in ay ka walaacsan tahay sida safmarka ah ee muwaadiniinteeda xarigga logu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guriceel Oo Lagu Qabtay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug Dagaalki Ahlu-sunna Kadib Xalay waxaa magaalada guriceel lagu qabtay shirka golaha wasiirada dowlad gobaleedka galmudug, kaas oo uu shir guddoominayay madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor. Shirka ayaa looga hadlay Ajendayaal ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jadwalka Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadooda ay shaaciyeen ayaa kala ah kuraasta sumadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM Oo Ka Jawaabtay Eedeynti Ahlu-sunna Howlgalka midawga Afrika ee Nabad ilaalilnta u jooga Soomaaliya AMISOM, ayaa ka jawaabay eedeynta ururka Ahlu-sunna ay u jeediyeen ee ku aadaneyd in qeyb ay ka ahaayeen dagaalki ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Markale Xiratay Wariye Tooxoow Wararka naga soo gaarayo magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xalay xilli dambe gudaha magaalada Lagu xiray Wariye Maxamed Cabdiwali Tooxoow, oo ka mid ah wariyayaasha Galmudug ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiyada Mideeye iyo Caddaaladda iyo Sinnaanta Oo Ku Dhawaaqay Isbiheysi Ka Dhan Ah KAAH Urursiyaasadeedka Mideeye ayaa lagu soo waramaya in isbaheysi cusub uu la sameystay dhiggiisa urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Sinnaanta. Labada urur oo natiijooyin sare ka keenay doorashadii ka dhacday degmooyinka Eyl,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Afgambiga Sudan Antony Blinken, xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in uu qadka taleefanka kula hadlay ra’iisul wasaaraha Suudaan kadib markii la soo daayay dhowr cisho oo uu u xirnaa ciidamada Militeriga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlu-Sunna Oo Afar Maalin Oo Dagaal Ah Kadib Isaga Baxday Guriceel Waxaa saaka daggan xaalada magaalada Guriceel oo afarti cisho ee lasoo dhaafay dagaalk qaraar uu ku dhex marayay ciidamada dowladda iyo ururka la magac baxay Ahlu-sunna. Dagaalka oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni: “Farmaajo In Aanu Doorashada Puntland Hambalyeyn Waxay Ka Dhigan Tahay In Aanu Soomaaliya La Rabin Doorasho Toos Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa ururada siyaasadeed ee Puntland ugu baaqay in ay isku diyaariyaan doorashooyinka kale ee lagu wado in degmooyinka Puntland ay ka dhacaan. Hadalkaan…