Rooble Oo Lakulmay Guddiga Amniga Doorashooyinka. Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka, ooo Taliska Booliiska heer Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abaabulka Guluf Kadhan Ah Ahlusuna Oo Kasocda Galmudug Dawlad goboleedka galmudug aya wada abaabul ciidan oo ballaaran kaa oo ka dhan ah ciiddamada Ahlusuna ee la wareegay magaalada Gurceel. Labadii maalmood ee laso dhaafay boqolaal askari oo booliska…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Maxamed Shaakir: Ciddi Aan Shabaab Aheyn Ee Nala Dagaasha Waxaan U Qaadaneynaa In Ay Afkaartooda Ay Ku Dagaalamayaan Hogaamiyaha Ahlu-sunna waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in dagaalka ka socda galmudug uu yahay dagaal ay kula dagaalamayaan Ururka Al-shabaab. Sheekh Maxamed Shaakiir oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta Soomaaliya Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka ku ganacsado magaalada. Ganacsatadaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga QM Oo Sheegtay Dowladda Itoobiya In Aysan Sharci U Laheyn Saraakiil Ka Tirsan In Ay Ceeyriso Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya aysan sharci u laheyn in dalkeeda ay ka ceyriso saraakiil ka tirsan Qaramada Miidobay. Itoobiya ayaa ku dhawaaqday cayrinta khamiistii, iyadoo ku eedeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble OO War Ka Soo Saaray Xiisadda Dagaal Ee Galmudug Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war-saxaaafadeed ka soo saaray xaaladda dagaal ee ka taagan deeganada Galmudug. Rooble ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalada ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlusuno Oo Lawareegtay Degmada Matabaan Kooxda Ahlu sunna ayaa la wareegtay degmada Matabaan, ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijyey in ciidamo ka tirsan kooxda ay qabsadeen Matalaan ee Hiiraan, taasi oo timid gadood ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidmaada Sheekh Shaakir Oo Gudaha Ugalay Gurceel Xiisad adag aya ka taagan magaalada girceel ee gobolka galgaduud ka gadaal markii Ciidamo taabacsan Sheekh shaakir ay gudaha uso galeen qeybo kamid ah magaalada. Ciidamadan oo kaso ruqaansaday…