Rooble Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Ka Socota Puntland Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweyay doorashooyinka qof iyo codka ah ee golayaasha deegaanka ee ka socda Puntland. Qoraal ka soo baxay xafiiska Rooble, ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Codkiisa Ka Dhiibtay Qardho Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada qof iyo codka ah ee ka socota Puntland. Deni oo ku sugan magaalada Qardho, ayaa codkiisa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Dadka da’ada ah, Haweenka Iyo Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qabo Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Waxaa saaka degmooyinka Ayl, Ufeeyn iyo qardho looga dareeray bixinta codadka doorashada qof iyo codka ah ee Puntland. Degmooyinkan oo doorashada sida horudhaca ah looga qabanayo ayaa dad weynuhu waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga TPLF Oo Beenisay In La Weeraray Saldhig Ciidamadoodu Ay Ku Sugnaayeen Ciidamada cirka dowladda Itoobiya ayaa markale duqeymo ka fuliyay gobalka dhaca waqooyiga dalkaas ee Tigrayga. Duqeymaha ayaa qeyb ka mid ah waxa ay ku dhaceen xarun taliska ciidamda TDF ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Reer Qardho oo Safaf ugu Jirta Qof iyo Cod Shacabka degmada Qardho ayaa saaka safaf dhaadheer ugu jira sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda doorashada horudhaca ah ee qof iyo codka ah deegamada Puntland laga qabanayo. Dadweynaha ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Militeriga Sudan Oo Xabsiga Dhigay Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas Xoogagga milateriga ee Suudaan ayaa xabsi guri u taxaabay Ra’iisul Wasaare Abdallah Hamdok, sida uu baahiyay TV-ga Al-Hadath, waxayna xireen dhowr xubnood oo ka tirsan hoggaanka rayidka ee dalkaas. Isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shacabka Puntland oo Aroornimo Taagan Safaf Dhaadheer si ay uga Qeyb galaan Qof iyo Cod Shacabka Puntland ayaa xilligan aroorta ah galay safaf dheer, isuna diyaarinaya in ay Goordhaw codkooda dhiibtaan degmada Eyl. Wararka ayaa sheegaya in doorashadan oo 8 urur xisbi ku tartamayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Joojiyo Dagaalka Guriceel Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku baaqay in la dajiyo xaaladda magaalada guriceel. Xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaaryahan Xasaasi “ Wasiir Duraan Faarax Ayaa Door Weyn Ku Lahaa In Aan Ku Biiro Kooxda Kubbadda Cagta Gaadiidka”. Laacibka ugu wanaagsan kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Cabdi Nuur “Xasaasi” ayuu ku biiray kooxda Kubbadda cagta Gadiidka, waxaana heshiiska laacibkan lagu soo bandhigay garoonka Stadium Muqdisho, waxaana laacib Xasaasi si…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiyaha PUNSA Faysal Axmed Warsame : Doorashada Qofka iyo Codka Waxay Heysataa Kalsoonida Dadka Dadka deggan Galmudug ayaa berri oo isniin ah u dareeraya doorasho qof iyo cod, iyada oo ay ku tartamayaan xibiyo siyaasi ah codadka saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl.…