QM Oo Ka Deyrisay Xaaladda Gobalka Tigrayga Sheeko:Amniga Qaramada midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda gobalka dhaca waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga. Gobalka oo maalmihi la soo dhaafay ay duqeyn dhanka cirka ah ka fulinayeen ciidamada dowladda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg-Deg:- Dagaal Ka Qarxay Guriceel Wararka naga soo gaarayo magaalada Guraceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in goordhaw uu dagaal xooggan ka qarxay gudaha magaalada, dagaalka ayaana u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ururka Ahlu-sunna. Dagaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararki Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Guriceel Waxaa saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemaya magaalada Guraceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo ciidama ka tirsan kuwa maamulka Galmudug oo kaa shanaya ciidamada dowladda federaalka iyo xubna ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dr.Cali Cusmaan “Doorashada Gos Waa Sharci Darro”. Xoghayihii hore Guddiga Olombikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho ee lagu doortay Guddiga Fulinta ee Olombikada Soomaaliyeed ay aheyd sharci darro, wuxuuna shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maryan Faarax Kadiye Oo Kusoo Baxday Kursiga 8aad ee Aqalka Sare Kumatalidoona Jubaland Maryan Faarax Kadiye ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 50 cod waxayna kusoo baxday kursiga 8aad ee aqalka sare baarlamanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Leyla Nuur Maax Oo Kusoo Baxday Kursiga 7aad ee Aqalka sare Kumatalaya Jubland Laylo Nuur Maax ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 63 cod waxayna kusoo baxday kursiga 7aad ee aqalka sare baarlamanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ibraahim Aw-gaab Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga Lixaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Ibraahim Aw-gaab Cismaam iyo Farxiyo Macalin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Yaroow Oo Loo doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga shanaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Cabdi Xuseen Cali iyo Xasan Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta SJS Oo Lagu Xiray Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska ay goorshaw xarig u geeysteen Cabdalla Axmed Muumin oo ah xoghaya Ururka Suxufiyiinta SJS…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senatorada Aqalka Sare BF ee Jubbaland oo Maanta La Dhameystirayo Waxaa maanta la dhameystirayaa Senatorada aqalka sare BF ee kasoo galaya maamul goboleedka Jubbaland iyada oo la dooran doono ilaa afar Senator. Jubbaland haddii maanta lasoo gabagabeeyey, waxaa ay guud…