Jubbaland: Afar Ka Mid Ah Kuursta Aqalka Sare Oo Saaka Lagu Dooranayo Kismaayo Sheeko:Arrimaha Amniga Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wada in magaalada Kismaayo ee xarunta KGM ah maamulka Jubbaland lagu doorto Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalla sare Jubbaland ay ku… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurbiye: October 21, Waa Maalinta uu Siyaad Barre Afduubay Masiirka Soomaaliya 52 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, waa maalintii uu Barre afduubay masiirkii umadda Soomaaliyeed. Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashada Jubaland Oo Axmed Madoobe Ka Dalbaday Inuu Badalo mid kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga doorashada Jubbaland, ayaa Ka dalbay Madaxweynaha Jubbaland in uu soo buuxiyo mid ka mida kuraasta afarta ah ee aqalka sare oo qof ka mida musharixiinta uusan isdiiwaan gelin Maanta.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amiir Shabaab Oo Waran Lagu Dilay Wararka ka imaanaya deegaanka xawaadley, oo hoostaga gobalka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in deegaanka oo ay ku sugan yihiin ururka Al-shabaab uu qofka mid ah dadka shacabka ah dil u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Jubbaland Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada kuraasta Aqalka sare ee Jubbaland. Siyaad Maxamed Mursal oo ah guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 10 Bilyuuneer oo Go’aan Ku Gaaray in Hantida aaney Dhaxlin Caroortooda, Liis La Yaab Leh! Dunidan in aad Bilyuuneer noqoto waa wax adag, oo ay gaaraan uun dad fara ku tiris ah, waxay ku timaadaa shaqo adag, hawlkarnimo iyo nasiib, waxaana iska caadi ah in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mek’ele: TPLF Oo Shaacisay In Diyaaradaha Ciidamada Itoobiya Ay Soo Weerareen Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa sii xoojiyey weerarada iyo gulufka ka dhanka ah Tigrayga ee ay ka geysanayaan gudaha gobalka iyo qeybaha ay ku sugan yihiin Jabhadda. Magaalada caasimadda u ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wakiilkii Mareykanka Ee Afghanistna Oo Iscasilay Ergeygii ugu sareyay ee maamulka madaxweyne Biden u qaabilsanaa dalka Afghanistan ayaa iska casilay xilkiisa kadib laba biilood un markii ay ka soo wareegatay kabixitaankii Mareykanka Afghan 21 sano kadib.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobalka sheebbalaha dhexe ayaa sheegay in qarax miino oo ka dhacay tuullo lagu magacaabo Buulo-quute oo hoostagta degmada Balcad ay ku dhinteen dad shacab ah. Qaraxa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Magaalada Guraceel Waxaa saaka markale xaalad cakiran ay ka taagan tahay magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-sunna isku hor fadhiyaan. Kooxda Ahlu-sunna ayaa waxaa ay xalay…