Dowladda Oo Saacado U Qabatay Ahlu-sunna In Ay Isaga Baxaan Guriceel Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya iyo maamulka galmudug ayaa laba saacadood u qabtay in ururka ahlu-sunna ay isaga baxaan magaalada guriceel. Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in wadaadka hogaamiya kooxda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaafiic Lagu Garaacay Isbitaalka Guriceel iyo Khasaaraha Dagaalk Oo Kordhay Wararka naga soo gaarayo magaalada Gurciceel ayaa sheegaya in goordhaw tira madaafiic ah ay ku dhaceen Isbitaalka weyn ee magaalada. Qaar ka mid ah dadka ku sugan Isbitaalka oo Goobjoog News …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Colombia: Boqorkii Labaad Ee Daroogada Aaduunka Oo Gacanta Lagu Dhigay Dowladda colombia ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay burcadkii ugu weyna ee daroogada Dairo Antonio, kaas oo mudda dheer dowladdu ay baadi goobeysay. Otoniel, oo 50 jir ah, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawiro: Dab Ka Kacay Warshad Ku Taalla Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaw uu dab xooggan ka kacay warshad sameysa Isbuunyada oo ku taalla gudaha magaalada Boosaaso. Warshadda dabka uu ka kacay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Erdogan oo Amray Ceyrinta 10 Safiir, Akhriso Sababta! Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sabtidii ku dhawaaqay arrin ka yaabisay dunida, isaga amray in uu ceyriyo 10 safiir oo ay ku jiraan 7 safiir oo dalalkooda ay ku wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ururada Bulshada Rayidka Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Guriceel Ururada bulshada rayidka ah ayaa walaac ka muujiyay xaaladda colaadeed ee ka taagan magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud. Bulshada rayidka ayaa war ay ka soo saareen xaaladda guriceel ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Guriceel Waxaa saaka dagan xaaladda magaalada guriceel oo tan iyo xalay dagaallo ay ku dhaxmarayeen ciidamada dowladda iyo ururka Ahlu-sunna. Dagaalka oo waaberigii shalay ka bilaawday gudaha magaalada ayaa sababay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Guriceel Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka galmudug ayaa si rasmi ah ula wareegay magaalada guriceel ee gobalka galgaduud oo maanta dagaal saacada qaatay uu kula dhex maray iyaga iyo ururka Ahlu-sunna.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Bashiir Goobe Umagacaabay Xil kale.. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Bashiir Goobe umagacaabay wasiiru-dawlaha wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska xukuumada faderaalka Soomaaliya. “Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Dowladda Oo La Wareegay Saldhigga Degmada Guriceel Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaaray magaalada Guriceel ayaa sheegaya in gooba muhiim ah oo ka tirsan magaalada ay la wareegeen ciidamada dowladda. Goobaha ay qabsadeen ciidamada dowladda ayaa…