U bood dhigaalka

Deni Oo Codkiisa Ka Dhiibtay Qardho

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa maanta codkiisa ka dhiibtay doorashada qof iyo codka ah ee ka socota Puntland.

Deni oo ku sugan magaalada Qardho, ayaa codkiisa ka dhiibtay magaalada, xilli madaxweynaha uu ugu baaqay in codadkooda ay dhiibtaan.

Saciid Cabdullahi Deni ayaa noqday madaxweynihii ugu horeyay ee Puntland ka hir geliya doorashada qof iyo codka ah.